Skip to content

Primary Menu
  • Home
  • Warbixinno
  • Dhageysiga
  • Muxaadaro
  • Sawirro
  • Maqal & Muuqaal
  • Home
  • Allposts
  • Weerar Lagu Qaaday Xarunta Madaxtooyada Maamulka Hiir-shabeelle.
  • Allposts
  • Warar

Weerar Lagu Qaaday Xarunta Madaxtooyada Maamulka Hiir-shabeelle.

March 11, 2017

Faahfaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar loo adeegsaday Bamka gacanta laga tuura oo habeenkii xalay lagu weeraray xarunta madaxtooyada maamulka gaala raac Hiir-shabeelle oo ku taala degmada Jowhar ee gobalka Shabeelada dhexe.

Dhawaaqa qaraxa lagu weeraray madaxtooyada maamulkaasi waxaa si aad ah looga maqlay xaafadaha kala duwan ee degmada Jowhar’waxa uu bamka ku qarxay bartmaha dhisamaha xarunta madaxtooyada.

Qaraxa kadib waxey ciidamada Kufaarta Afrikaanta iyo kuwa Murtadiinta ooda ka qaadeen rasaas fara badan oo muddo socotay taasi oo mujineysa iney jirta khasaara shisheeyaha iyo daba dhilifyadooda kasoo gaartay weerarkaasi Bam.

Wararkii ugu dambeeyay ayaa sheegaya in Bamka uu sababay khasaara dhaawacyo ah uu soo gaaray askar isugu jirta ciidamada Nasaarada Burundi iyo kuwa maamulka dowlada Itoobiya u adeega ee isku magacaabay Hiir-shabeelle.

Idaacada Islaamiga ah ee Andalus ayaa baahisay in weerarkaasi ay fuliyeen ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin oo weeraro joogta ku qaada gaalada soo duushay iyo kuwa la shaqeeya gaaladaasi.

Calamada.com

Continue Reading

Previous: Askari Lagu Dilay Degmada Waabari Ee Gobalka Banaadir.
Next: Dagaal Culus Oo Ka Dhacay Gobalka Shabeelada Hoose.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -30-08-1444-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -30-08-1444-Hijri

March 21, 2023
Shabaabul Mujaahidiin Oo Ku Dhawaaqday In Barri La Dhamaystirayo Shacbaan.
  • Allposts
  • Warar

Shabaabul Mujaahidiin Oo Ku Dhawaaqday In Barri La Dhamaystirayo Shacbaan.

March 21, 2023
Maktabka Qadaha Ee XSHM Oo Baadigoobaya Bilashada Bisha Ramadaan.
  • Allposts
  • Warar

Maktabka Qadaha Ee XSHM Oo Baadigoobaya Bilashada Bisha Ramadaan.

March 21, 2023

Sawirro

Sawirro: Daawo Xasuuqii Maleeshiyaadka Axmed Madoobe Ku Gaaray Birta Dheer.
  • Allposts
  • Sawirro

Sawirro: Daawo Xasuuqii Maleeshiyaadka Axmed Madoobe Ku Gaaray Birta Dheer.

March 8, 2023
Daawo Sawirrada Weerarkii Lagu Xasuuqay Maleeshiyaadkii Laga Keenay Eritrea.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Weerarkii Lagu Xasuuqay Maleeshiyaadkii Laga Keenay Eritrea.

February 27, 2023
Daawo Sawirrada Weerarkii Cagmarinta Ee Maanta Ka Dhacay Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Sawirrada Weerarkii Cagmarinta Ee Maanta Ka Dhacay Baarsanguuni.

February 16, 2023
Sawirro: Xasuuqii Murtadiinta Loogu Gaystay Weerarkii Sabiid Oo La Baahiyay.
  • Allposts
  • Sawirro

Sawirro: Xasuuqii Murtadiinta Loogu Gaystay Weerarkii Sabiid Oo La Baahiyay.

February 15, 2023
Daawo Sawirrada Dagaalkii Ceelbacad Oo La Baahiyay.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Sawirrada Dagaalkii Ceelbacad Oo La Baahiyay.

February 12, 2023
Sawirro+Warbixin: Qaabkee Magaalada Ceelcadde Looga Dabar jaray Kaneecada?
  • Allposts
  • Sawirro

Sawirro+Warbixin: Qaabkee Magaalada Ceelcadde Looga Dabar jaray Kaneecada?

February 12, 2023
Sawirro; Ciidamo katirsanaa maamulka ‘Jubbaland’ iyo gaari ay wateen oo Jilib lagusoo bandhigay [Sawirro].
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro; Ciidamo katirsanaa maamulka ‘Jubbaland’ iyo gaari ay wateen oo Jilib lagusoo bandhigay [Sawirro].

February 2, 2023
Sawirro: Daawo Ghaniimada Dagaalkii Xawaadley Oo La Faafiyay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Daawo Ghaniimada Dagaalkii Xawaadley Oo La Faafiyay.

January 23, 2023
Daawo Sawirrada Qaybtii Labaad Howlgalkii Galcad Oo La faafiyay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaybtii Labaad Howlgalkii Galcad Oo La faafiyay.

January 21, 2023
Daawo Sawirro Horudhac Ah Oo Laga Baahiyay Duullaankii Galcad.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Oo Laga Baahiyay Duullaankii Galcad.

January 20, 2023
Sawirro: Daawo Sawirrada Dagaalkii Hilowle Gaab Oo La Baahiyay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Daawo Sawirrada Dagaalkii Hilowle Gaab Oo La Baahiyay.

January 9, 2023
Sawirro: Mujaahidiinta Oo Howlgal Amni Xaqiijin Ah Ka Sameeyay Beerxaano.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Howlgal Amni Xaqiijin Ah Ka Sameeyay Beerxaano.

January 2, 2023
Sawirro: Maktabka Diiwaanka Zakada Oo Zako Qaybin Ka Sameeyay Buq’aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Maktabka Diiwaanka Zakada Oo Zako Qaybin Ka Sameeyay Buq’aqable.

December 29, 2022
Sawirro: Daawo Gaari Gaashaaman Oo Xabashida Looga Gubay Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Daawo Gaari Gaashaaman Oo Xabashida Looga Gubay Baay.

December 20, 2022
Jamciyada Al-ixsaan Oo Gurmad Raashiin Ah Gaarsiiyay Deegaanada Hoostaga Beledweyne.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Jamciyada Al-ixsaan Oo Gurmad Raashiin Ah Gaarsiiyay Deegaanada Hoostaga Beledweyne.

December 6, 2022
Sawirro+Warbixin: Xalfaladda Caleemo Saarka Suldaanka Beesha Tunni.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin: Xalfaladda Caleemo Saarka Suldaanka Beesha Tunni.

December 1, 2022
Copyright © All rights reserved. | MoreNews by AF themes.