Wararka ka imaanaya Magaalada Hargeysa oo ah Xarunta gobalka Waqooy Galbeed ee Dalka Somalia waxey sheegayaan in mid ka mid ah Isbitaalada Magaaladaasi uu ku dhintay Mas’uul sare oo ka tirsanaay Maamul Gobaleedka isku magacaabay Somaliland.
Taliyihii Maleeshiyaatka Booliska Maamul Gobaleedka Ashahaado la dirirka ah ee isku magacaabay Somaliland kaasi oo lagu magacaabi jiray Murtad CabdI Llaahi Fadal Iimaan kaasi oo muddooyinkii dambeeyay la xanuunsanayay Cudur ku dhacay.
Taliyaha ayaa ugu dambeyntii u Baqtiyay xanuunkii uu la ildarnaay islamarkaana uu la jiifay mid ka mid ah Isbitaalada Magaalada Hargeysa.
Shacabka ku dhaqan Magaalada Hargeysa iyo Deegaanada kale uu ka arimiyo Maamul Gobaleedka Ashahado la dirirka ah ee Somaliland ayaa si aad ah ugu dhib qabay Taliyaha Baqtiyay kaasi oo caan ku ahaa dhibaateynta dadka shacabka.
Calamada.com