Skip to content

Primary Menu
  • Home
  • Warbixinno
  • Dhageysiga
  • Muxaadaro
  • Sawirro
  • Maqal & Muuqaal
  • Home
  • Allposts
  • Sarkaal Ka Tirsan UN-ka Oo Muqdisho Lagu Dilay Iyo Shabaabul Mujaahidiin Oo Mas’uuliyadda Sheegtay
  • Allposts
  • Warar

Sarkaal Ka Tirsan UN-ka Oo Muqdisho Lagu Dilay Iyo Shabaabul Mujaahidiin Oo Mas’uuliyadda Sheegtay

October 24, 2019

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax xooggan oo xalay gudaha magaalada Muqdisho lagula beegsaday saraakiil katirsan dowladda Federaalka iyo Q.Midoobay.

Qarax gaari oo ka dhacay degmada Waaberi ayaa lagu beegsaday shaqaale katirsanaa xafiiska R/wasaare Xasan Cali Kheyre iyo sarkaal u shaqeynayay UN-ka.

Jugta qaraxa oo laga maqlay inta badan xaafadaha degmada Waaberi waxaa ku dhintay nin sarkaal ah oo ushaqeynayay Q.Midoobay kaas oo magaciisa lagusoo gaabiyay Murtad Bashiir Waaloow.

Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab ayaa sheegatay mas’uuliyadda qaraxan ka dhacay degmada Waaberi sida ay baahisay Idaacadda Andalus, markii uu qaraxu dhacay kadib ayay goobta soo gaareen ciidamo katirsan DF-ka iyagoo daabulay dadkii dhintay iyo kuwii dhaawacmay.

Wararka ayaa intaas ku daraya in uu burburay gaarigii qaraxu beegsaday ee ay la socdeen shaqaalaha xafiiska Xasan Cali Kheyre iyo sarkaalka katirsan UN-ka ee ladilay.

Continue Reading

Previous: Dibad Baxyo Looga Soo Horjeeda Abiy Ahmed Oo Itoobiya Ka Socda.
Next: Ku Dhawaad Soddon Ruux Kenyaati Ah Oo Ku Dhintay Daadad Ku Dhuftay Dalka Kenya.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -13-03-1445 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -13-03-1445 Hijri.

September 28, 2023
Akhriso Warsaxaafadeedka Camaliyaadkii Dhuusamareeb Lagula Eegtay Gurguurte.
  • Allposts
  • Warar

Akhriso Warsaxaafadeedka Camaliyaadkii Dhuusamareeb Lagula Eegtay Gurguurte.

September 28, 2023
Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo -13-03-1445-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo -13-03-1445-Hijri.

September 28, 2023

Sawirro

Daawo+Dhagayso: Haweenka Jilib Oo Agabyo Muhiim Ah Ku Wareejiyay Mujaahidiinta.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo+Dhagayso: Haweenka Jilib Oo Agabyo Muhiim Ah Ku Wareejiyay Mujaahidiinta.

September 23, 2023
Daawo Sawirro Hor Leh Iyo Maydadka Xabashida Oo Daadsan Duleedka Rabdhuure.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Hor Leh Iyo Maydadka Xabashida Oo Daadsan Duleedka Rabdhuure.

September 21, 2023
Daawo Sawirrada Halaaggii Xabashida Itoobiya Ku Qabsaday Duleedka Rabdhuure.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Halaaggii Xabashida Itoobiya Ku Qabsaday Duleedka Rabdhuure.

September 18, 2023
Daawo Sawirrada Xasuuqii Ciidanka Danab Loogu Gaystay Deegaanka Ceel-lahelay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xasuuqii Ciidanka Danab Loogu Gaystay Deegaanka Ceel-lahelay.

September 16, 2023
Daawo+Dhagayso Haweenka Buqaqable Oo Hadiyado Ku Wareejiyay Mujaahidiinta.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo+Dhagayso Haweenka Buqaqable Oo Hadiyado Ku Wareejiyay Mujaahidiinta.

September 13, 2023
Sawirro+Codad: Diyaaradaha Kenya Oo Dad Rayid Ah Ku Duqeeyay Ceel-cadde Iyo Saakow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Codad: Diyaaradaha Kenya Oo Dad Rayid Ah Ku Duqeeyay Ceel-cadde Iyo Saakow.

September 13, 2023
Daawo Inka Badan 2500 Oo Ku Dhimatay Fatahaad Ku Dhufatay Liibiya.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Inka Badan 2500 Oo Ku Dhimatay Fatahaad Ku Dhufatay Liibiya.

September 12, 2023
Daawo Sawirrada Qaraxii Xildhibaannada Lagu Dilay Ee Ka Dhacay Ceel-garas.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaraxii Xildhibaannada Lagu Dilay Ee Ka Dhacay Ceel-garas.

September 12, 2023
Daawo Sawirrada Weerarkii Cagmarinta Ahaa Ee Awdheegle.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Weerarkii Cagmarinta Ahaa Ee Awdheegle.

September 10, 2023
Daawo Maydadka Maleeshiyaadkii Cagta Lagu Mariyay Nuur-dugle.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Maydadka Maleeshiyaadkii Cagta Lagu Mariyay Nuur-dugle.

September 8, 2023
Daawo Sawiirada Iyo Muuqaalka Xasuuqii Uu Maraykanku Ka Gaystay Ood-weyn.
  • Allposts
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawiirada Iyo Muuqaalka Xasuuqii Uu Maraykanku Ka Gaystay Ood-weyn.

September 7, 2023
Daawo Ciidanka Difaaca Shareecada Ee Murusade Oo Lagu Soo Dhaweeyay Galhareeri.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Ciidanka Difaaca Shareecada Ee Murusade Oo Lagu Soo Dhaweeyay Galhareeri.

September 6, 2023
Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyaadkii Lagu Dilay Weerarkii Daaru-nicma.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyaadkii Lagu Dilay Weerarkii Daaru-nicma.

September 5, 2023
Daawo+Dhagayso: Diyaaradaha Kenya Oo Dad Shacab Ah Ku Duqeeyay Saakow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo+Dhagayso: Diyaaradaha Kenya Oo Dad Shacab Ah Ku Duqeeyay Saakow.

September 4, 2023
Daawo Mujaahidiinta Oo Howlgal Amniga Lagu Sugayo Ka Sameeyay Qoryooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Mujaahidiinta Oo Howlgal Amniga Lagu Sugayo Ka Sameeyay Qoryooley.

September 4, 2023
Daawo Ceeldheer Oo Dib Looga Qotomiyay Raayada Towxiidka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Ceeldheer Oo Dib Looga Qotomiyay Raayada Towxiidka.

August 30, 2023
Copyright © All rights reserved. | MoreNews by AF themes.