Skip to content

Primary Menu
  • Home
  • Warbixinno
  • Dhageysiga
  • Muxaadaro
  • Sawirro
  • Maqal & Muuqaal
  • Home
  • Allposts
  • Qarax Lagu Dilay Askar Jabuutiyaan Ah Oo Ka Dhacay Gobalka Hiiraan.
  • Allposts
  • Warar

Qarax Lagu Dilay Askar Jabuutiyaan Ah Oo Ka Dhacay Gobalka Hiiraan.

December 21, 2017

Wararka ka imaanaya degmada Jalalaqsi oo ka mid ah goobaha ciidamada dowlada Ridada Jabuuti duulaanka kaga suganyihiin gobalka Hiiraan ee bartamaha dalka Somalia waxey sheegayaan in gudaha degmadaasi ay qaraxyo ka dhaceen.

Qarax miino ayaa lala beegsaday askar ka tirsan kuwa dowlada Jabuuti waxaa Miinada lagu aasay goob maalintii ay fadhiistaan ciidamada Jabuuti taasi oo ku taala wadada dhanka Waqooyi looga baxa degmada Jalalaqsi ee aada dhanka degmada Buulo burte.

Dhawaaqa qaraxa waxaa si aad ah looga maqlay xaafadaha kala duwan ee degmada Jalalaqsi iyo deegaanada hoosyimaada xilliga qaraxa waxaa goobta fadhiyay tiro askar Jabuutiyaan ah.

Sidoo kale dadka degmada waxey sheegeen in qarax Labaad isla goobta laga maqlay waxaana inta la xaqiijiyay qaraxyadaasi ku dhintay ugu yaraan Afar askari oo Jabuutiyaan ah tiro kalane weey ku dhaawacmen.

Dhanka kale ciidamada Shabaabul Mujaahidiin ayaa hubka culus ku garaacay saldhiga ciidamada Jabuuti ee degmada Jalalaqsi waxeyna warar hoose sheegayaan iney jirto khasaara askarta Jabuuti kasoo gaartay weerarkaasi.

Diyaarado Elecobtar ah oo soo caga dhigtay saldhiga ciidamada Ridada Jabuuti ee degmada Jalalaqsi ayaa goobta ka daabulay askartii Jabuutiyaanka ee dhimashada iyo dhaawaca ku noqday weeraradaasi kala duwan.

Calamada.com

Continue Reading

Previous: Trump Oo Ku Hanjabay in Uu Dhaqaalaha Ka Jari Doono Dowladaha Doonaya In Ay Kasoo Horjeestaan Go’aankiisi Qudus.
Next: 29 Dowladood Oo Diidday Go’aankii Trump Ee Qudus U Aqoonsanayay Caasimadda Yahuudda.

Related Stories

Madaxweynaha Uganda Oo Ka Hadlay Jabkii Ciidamadiisa Ku Gaaray Buulo-mareer.
  • Allposts
  • Warar

Madaxweynaha Uganda Oo Ka Hadlay Jabkii Ciidamadiisa Ku Gaaray Buulo-mareer.

May 28, 2023
Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -08-11-1444 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -08-11-1444 Hijri.

May 28, 2023
Dhagayso Idaacadda Andalus Oo Booqasho Rasmi Ah Ku Gaartay Buulo-mareer.
  • Allposts
  • Warar

Dhagayso Idaacadda Andalus Oo Booqasho Rasmi Ah Ku Gaartay Buulo-mareer.

May 28, 2023

Sawirro

Daawo Sawirrada Xasuuqii Uganda Ku Qabsaday Buulo-mareer.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xasuuqii Uganda Ku Qabsaday Buulo-mareer.

May 26, 2023
Mujaahidiinta Al-qaacidda Oo Diyaarad Drone Ah Ku Weeraray Sarkaal Sare.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Mujaahidiinta Al-qaacidda Oo Diyaarad Drone Ah Ku Weeraray Sarkaal Sare.

May 25, 2023
Daawo Sawirrada Gaadiid Ciidan Oo Maleeshiyada Gaashaan Looga Gubay Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Gaadiid Ciidan Oo Maleeshiyada Gaashaan Looga Gubay Sh/hoose.

May 11, 2023
Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyaadkii Lagu Dilay Weerarkii Bakool.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyaadkii Lagu Dilay Weerarkii Bakool.

May 10, 2023
Daawo Oo Dhagayso: Wilaayada Baay Oo Billowday Olole Lagula Dagaallamayo Kaneecada.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Oo Dhagayso: Wilaayada Baay Oo Billowday Olole Lagula Dagaallamayo Kaneecada.

May 8, 2023
Daawo Oo Dhagayso: Farxadda Ciidda Iyo Caruurta Agoonta Iyo Degmada Jilib.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Oo Dhagayso: Farxadda Ciidda Iyo Caruurta Agoonta Iyo Degmada Jilib.

April 23, 2023
Daawo Sawirrada Tiyeeglow Iyo Sida Looga Ciiday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Tiyeeglow Iyo Sida Looga Ciiday.

April 22, 2023
Daawo Sawirrada Galhareeri Iyo Sida Looga Ciiday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Galhareeri Iyo Sida Looga Ciiday.

April 22, 2023
Sawirro: Sidee Looga Ciiday Magaalada Ceelbuur Ee Wilaayada Galgaduud?.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Sidee Looga Ciiday Magaalada Ceelbuur Ee Wilaayada Galgaduud?.

April 21, 2023
Daawo Jilib Oo Si Wayn Looga Dabaal-degay Munaasibadda Ciidda.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Jilib Oo Si Wayn Looga Dabaal-degay Munaasibadda Ciidda.

April 21, 2023
Daawo Buq’aqable Iyo Sida Looga Ciiday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Buq’aqable Iyo Sida Looga Ciiday.

April 21, 2023
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalada Kuunyo Barrow Ee WI Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalada Kuunyo Barrow Ee WI Sh/hoose.

April 21, 2023
Daawo Sawirrada Sidee Ciidda Looga Diyaar Garoobay Wilaayaadka Islaamiga Ah.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sidee Ciidda Looga Diyaar Garoobay Wilaayaadka Islaamiga Ah.

April 21, 2023
Daawo Sawirrada Gaari Maleeshiyada Danab looga Gubay Sh/dhexe.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Sawirrada Gaari Maleeshiyada Danab looga Gubay Sh/dhexe.

April 4, 2023
Daawo Sawirrada Weerarkii 2-aad Ee Baarsanguuni Oo La Baahiyay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Weerarkii 2-aad Ee Baarsanguuni Oo La Baahiyay.

March 29, 2023
Sawirro: Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirrada Xasuuqii Gorgor Loogu Gaystay Ruunirgood.
  • Allposts
  • Sawirro

Sawirro: Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirrada Xasuuqii Gorgor Loogu Gaystay Ruunirgood.

March 26, 2023
Copyright © All rights reserved. | MoreNews by AF themes.