Skip to content

Primary Menu
  • Home
  • Warbixinno
  • Dhageysiga
  • Muxaadaro
  • Sawirro
  • Maqal & Muuqaal
  • Home
  • Allposts
  • Puntland Iyo Galmudug Oo Markale Ku Diriray Gaalkacyo.
  • Allposts
  • Warar

Puntland Iyo Galmudug Oo Markale Ku Diriray Gaalkacyo.

December 29, 2017

Wararka ka imaanaya magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug waxey sheegayaan in markale gudaha magaaladaasi dirir ku dhexmartay maleeshiyaat ka kala tirsan maamulada gaala raacyada ah ee Puntland iyo Galmudug.

israsaaseynta waxey sigaar ah kaga dhacday Suuqa Qaadka oo ku yaala halka ay iska galaan Waqooyga iyo Konfurta magaalada Gaalkacyo halkaasi oo ay kala maamulaan Puntland iyo Galmudug,waxa uu iska hor,imaadkaan sababay khasaara nafeet.

Inta la xaqiijiyay waxaa iska hor,imaadkaasi ku dhintay Hal ruux waxaana ku dhaawacmay Ruux kale,sidoo kale waxaa iska hor,imaadkaasi dhimasho iyo dhaawac ku noqday tiro ka tirsan maleeshiyaatkii gaala raacyada ee dirirtu dhexmartay.

Maleeshiyaatka Maamulada gaala raacyada ah ee Puntland iyo Galmudug oo ah labo maamul oo u adeega dowlada Xabashida Itoobiya ayaa dhowr jeer sidan oo kale ugu dagaalamay gudaha magaalada Gaalkacyo.

Calamada.com

Continue Reading

Previous: Dhageyso Madaafiic Lagu Garaacay Saldhiga Ciidamada Itoobiya Ee Degmada Xudur.
Next: Tarsan Oo Qiray In Fashil Iyo Musuqmaasuq Xoogan Ay Dhex Dabaalaneyso Dowlada Farmaajo.

Related Stories

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo -18-11-1444-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo -18-11-1444-Hijri.

June 7, 2023
Mujaahidiinta Oo Duqeeyay Saldhigga Ciidanka Yugaandha Ee Golweyn.
  • Allposts
  • Warar

Mujaahidiinta Oo Duqeeyay Saldhigga Ciidanka Yugaandha Ee Golweyn.

June 7, 2023
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -18-11-1444-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -18-11-1444-Hijri.

June 6, 2023

Sawirro

Sawirro Mujaahidiinta Oo Qarax Ku Dhaawacay Xog-hayaha C/raxmaan Cabdishakuur.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro Mujaahidiinta Oo Qarax Ku Dhaawacay Xog-hayaha C/raxmaan Cabdishakuur.

June 3, 2023
Sawirro: 18 Qof Oo Lagu Dilay Dagaallo Dib Uga Qarxay Khartuum.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: 18 Qof Oo Lagu Dilay Dagaallo Dib Uga Qarxay Khartuum.

June 1, 2023
Daawo Hubkii Iyo Gaadiidkii Ay Mujaahidiintu Ku Qaniimeysteen Weerarkii Masagawaay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Hubkii Iyo Gaadiidkii Ay Mujaahidiintu Ku Qaniimeysteen Weerarkii Masagawaay.

May 31, 2023
Daawo Sawirrada Halaaggii Ku Habsaday Maleeshiyaadkii Ku Sugnaa Masagawaay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Halaaggii Ku Habsaday Maleeshiyaadkii Ku Sugnaa Masagawaay.

May 30, 2023
Daawo Sawirrada Xasuuqii Uganda Ku Qabsaday Buulo-mareer.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xasuuqii Uganda Ku Qabsaday Buulo-mareer.

May 26, 2023
Mujaahidiinta Al-qaacidda Oo Diyaarad Drone Ah Ku Weeraray Sarkaal Sare.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Mujaahidiinta Al-qaacidda Oo Diyaarad Drone Ah Ku Weeraray Sarkaal Sare.

May 25, 2023
Daawo Sawirrada Gaadiid Ciidan Oo Maleeshiyada Gaashaan Looga Gubay Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Gaadiid Ciidan Oo Maleeshiyada Gaashaan Looga Gubay Sh/hoose.

May 11, 2023
Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyaadkii Lagu Dilay Weerarkii Bakool.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyaadkii Lagu Dilay Weerarkii Bakool.

May 10, 2023
Daawo Oo Dhagayso: Wilaayada Baay Oo Billowday Olole Lagula Dagaallamayo Kaneecada.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Oo Dhagayso: Wilaayada Baay Oo Billowday Olole Lagula Dagaallamayo Kaneecada.

May 8, 2023
Daawo Oo Dhagayso: Farxadda Ciidda Iyo Caruurta Agoonta Iyo Degmada Jilib.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Oo Dhagayso: Farxadda Ciidda Iyo Caruurta Agoonta Iyo Degmada Jilib.

April 23, 2023
Daawo Sawirrada Tiyeeglow Iyo Sida Looga Ciiday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Tiyeeglow Iyo Sida Looga Ciiday.

April 22, 2023
Daawo Sawirrada Galhareeri Iyo Sida Looga Ciiday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Galhareeri Iyo Sida Looga Ciiday.

April 22, 2023
Sawirro: Sidee Looga Ciiday Magaalada Ceelbuur Ee Wilaayada Galgaduud?.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Sidee Looga Ciiday Magaalada Ceelbuur Ee Wilaayada Galgaduud?.

April 21, 2023
Daawo Jilib Oo Si Wayn Looga Dabaal-degay Munaasibadda Ciidda.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Jilib Oo Si Wayn Looga Dabaal-degay Munaasibadda Ciidda.

April 21, 2023
Daawo Buq’aqable Iyo Sida Looga Ciiday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Buq’aqable Iyo Sida Looga Ciiday.

April 21, 2023
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalada Kuunyo Barrow Ee WI Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalada Kuunyo Barrow Ee WI Sh/hoose.

April 21, 2023
Copyright © All rights reserved. | MoreNews by AF themes.