Skip to content

Primary Menu
  • Home
  • Warbixinno
  • Dhageysiga
  • Muxaadaro
  • Sawirro
  • Maqal & Muuqaal
  • Home
  • Allposts
  • Maleeshiyaatka Liyuu Booliska Oo Dilay Inka Badan 150 Ruux Shacab Ah.
  • Allposts
  • Warar

Maleeshiyaatka Liyuu Booliska Oo Dilay Inka Badan 150 Ruux Shacab Ah.

March 7, 2017

ciidamada-liyuu-boolisKumanaan katirsan maleeshiyaadka loo yaqaan Liyuu booliska ee taabacsan xabashida Itoobiya ayaa lagusoo warramayaa in ay xasuuq daran ka geysteen gobollada Muslimiintu deganyihiin ee duleedka Addis Ababa.

Saraakiil katirsan kooxaha mucaaradka qowmiyadda muslimiinta Oromada ayaa sheegay in melleteriga Itoobiya uu gobolka soo geliyay boqolaal askari oo katirsan kooxaha calooshood u shaqeystayaasha ee kasoo jeedo dhulka Somaligalbeed.

Ugu yaraan 150 qof ayaa la sheegay in ay dileen maleeshiyaadka Liyuu Booliska halka ay gubeen 14 tuulo oo dhaca gobolka Orimiya oo ah meesha ugu daran ee uu ka socdo kacdoonka lagu diidanyahay taliska Xabashida.

Mas’uul u hadlay qowmiyadda Oromada ayaa ku eedeeyay Cabdi Muxamed oo Cabdi Ileey ku magac dheer in magaalooyinka Godeey iyo Jigjigo ka daabulay kumanaan Maleeshiyaad ah islamarkaana uu ku xasuuqayo dad maras ah.

Waxaa lasoo wariyay kufsi iyo xasuuq ay geysteen maleeshiyaadka Liyuu booliska ah, kooxaha mucaaradka ayaa sheegay in melleteriga Itoobiya markii ay ku fashilmeen daminta kacdoonka ay bilaabeen in ay u adeegsadaan maleeshiyaadka Soomaalida dabadhilifyada ah oo caan ku ahaa xasuuqa shacabka soomaaliyeed ee ku dhaqan Koonfurta iyo bartamaha dalka Soomaaliya.

Continue Reading

Previous: Antonio Guterres Oo Loo Hakiyay Adeegyada Bulshada Ee Muqdisho.
Next: Dagaal Culus Oo Ka Dhacay Deegaan Ka Tirsan Gobalka Shabeelada Hoose.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -15-03-1445 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -15-03-1445 Hijri.

September 30, 2023
Daawo Waxgaradka Xawaadle Oo U Jawaabay Siyaasiyiinta Iyo Xildhibaannada Riddada/
  • Allposts
  • Maqal & Muuqaal
  • Warar

Daawo Waxgaradka Xawaadle Oo U Jawaabay Siyaasiyiinta Iyo Xildhibaannada Riddada/

September 30, 2023
Sawirro+Warbixin: Mujaahidiinta Al-qaacidda Oo Weerar Cagmarin Ah Ka Fuliyay Mali.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin: Mujaahidiinta Al-qaacidda Oo Weerar Cagmarin Ah Ka Fuliyay Mali.

September 30, 2023

Sawirro

Daawo+Dhagayso: Haweenka Jilib Oo Agabyo Muhiim Ah Ku Wareejiyay Mujaahidiinta.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo+Dhagayso: Haweenka Jilib Oo Agabyo Muhiim Ah Ku Wareejiyay Mujaahidiinta.

September 23, 2023
Daawo Sawirro Hor Leh Iyo Maydadka Xabashida Oo Daadsan Duleedka Rabdhuure.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Hor Leh Iyo Maydadka Xabashida Oo Daadsan Duleedka Rabdhuure.

September 21, 2023
Daawo Sawirrada Halaaggii Xabashida Itoobiya Ku Qabsaday Duleedka Rabdhuure.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Halaaggii Xabashida Itoobiya Ku Qabsaday Duleedka Rabdhuure.

September 18, 2023
Daawo Sawirrada Xasuuqii Ciidanka Danab Loogu Gaystay Deegaanka Ceel-lahelay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xasuuqii Ciidanka Danab Loogu Gaystay Deegaanka Ceel-lahelay.

September 16, 2023
Daawo+Dhagayso Haweenka Buqaqable Oo Hadiyado Ku Wareejiyay Mujaahidiinta.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo+Dhagayso Haweenka Buqaqable Oo Hadiyado Ku Wareejiyay Mujaahidiinta.

September 13, 2023
Sawirro+Codad: Diyaaradaha Kenya Oo Dad Rayid Ah Ku Duqeeyay Ceel-cadde Iyo Saakow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Codad: Diyaaradaha Kenya Oo Dad Rayid Ah Ku Duqeeyay Ceel-cadde Iyo Saakow.

September 13, 2023
Daawo Inka Badan 2500 Oo Ku Dhimatay Fatahaad Ku Dhufatay Liibiya.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Inka Badan 2500 Oo Ku Dhimatay Fatahaad Ku Dhufatay Liibiya.

September 12, 2023
Daawo Sawirrada Qaraxii Xildhibaannada Lagu Dilay Ee Ka Dhacay Ceel-garas.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaraxii Xildhibaannada Lagu Dilay Ee Ka Dhacay Ceel-garas.

September 12, 2023
Daawo Sawirrada Weerarkii Cagmarinta Ahaa Ee Awdheegle.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Weerarkii Cagmarinta Ahaa Ee Awdheegle.

September 10, 2023
Daawo Maydadka Maleeshiyaadkii Cagta Lagu Mariyay Nuur-dugle.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Maydadka Maleeshiyaadkii Cagta Lagu Mariyay Nuur-dugle.

September 8, 2023
Daawo Sawiirada Iyo Muuqaalka Xasuuqii Uu Maraykanku Ka Gaystay Ood-weyn.
  • Allposts
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawiirada Iyo Muuqaalka Xasuuqii Uu Maraykanku Ka Gaystay Ood-weyn.

September 7, 2023
Daawo Ciidanka Difaaca Shareecada Ee Murusade Oo Lagu Soo Dhaweeyay Galhareeri.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Ciidanka Difaaca Shareecada Ee Murusade Oo Lagu Soo Dhaweeyay Galhareeri.

September 6, 2023
Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyaadkii Lagu Dilay Weerarkii Daaru-nicma.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyaadkii Lagu Dilay Weerarkii Daaru-nicma.

September 5, 2023
Daawo+Dhagayso: Diyaaradaha Kenya Oo Dad Shacab Ah Ku Duqeeyay Saakow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo+Dhagayso: Diyaaradaha Kenya Oo Dad Shacab Ah Ku Duqeeyay Saakow.

September 4, 2023
Daawo Mujaahidiinta Oo Howlgal Amniga Lagu Sugayo Ka Sameeyay Qoryooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Mujaahidiinta Oo Howlgal Amniga Lagu Sugayo Ka Sameeyay Qoryooley.

September 4, 2023
Copyright © All rights reserved. | MoreNews by AF themes.