Skip to content

Primary Menu
  • Home
  • Warbixinno
  • Dhageysiga
  • Muxaadaro
  • Sawirro
  • Maqal & Muuqaal
  • Home
  • Allposts
  • Ma Rabtaa Xaqiiqada Dagaalka Socda? Codadkan Dhagayso.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Ma Rabtaa Xaqiiqada Dagaalka Socda? Codadkan Dhagayso.

October 19, 2022

Maalmo ka hor waxa degmada Galcad ee ee Wilaayada Galgaduud ka dhacay kulan balaaran oo u dhexeeyay waxgaradka Beesha Wacaysle oo ay uga arinsanayeen duulaanka uu dabada ka riixayo Xasan Sheekh.

Sawiraddii kulanka hore ayaan u baahinay saacado ka hor, hase yeeshee waxan idiin ballan qaadnay in codadka aan dib usoo saari doono, hadaba qof kasta oo codadkan dhagaysta waxa usoo baxaysa xaqiiqada dhabta ah ee dagaalka iyo sida qabaa’ilku ay ula safanyihiin Mujaahidiinta una naceen gaalada iyo wixii la socda.

Degmada Galcad oo ah degmada uu Xasan Sheekh Kasoo Jeedo hore ayuu ugu duulay isagoo wata Axmaaro badan, wakhtigaasi ayay barteen duulaanka Xasan sheekh waxa uu yahay, inta uu dakaneeyay ayuu habeen madow ka guuray, sida hadaba weerarkan cusub uu ku sameeyay deegaano kale oo uu ka cararay.

Hadaba dhagayso hadalada xikmadda badan iyo ciilka ay u qabaan Xasan sheekh iyo farriimaha ay dirayaan Odayaasha iyo Salaadiinta Beesha Wacaysle.

Halkan Ka Dhagayso Suldaanka Iyo Nabadoona Wacaysle

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 23-3-1444-Hijri
Next: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -23-3-1444 Hijri.

Related Stories

Akhriso Faahfaahinta Camaliyaadkii Ka Dhacay Doolow.
  • Allposts
  • Warar

Akhriso Faahfaahinta Camaliyaadkii Ka Dhacay Doolow.

June 7, 2023
Camaliyaad Istish-haadi Ah Oo Lagu Weeraray Saldhigga Xabadhida Ee Doolow.
  • Allposts
  • Warar

Camaliyaad Istish-haadi Ah Oo Lagu Weeraray Saldhigga Xabadhida Ee Doolow.

June 7, 2023
Reer Uganda Maxay Ka Dhaheen Filimka Soo Bandhigay Weerarkii Lagu Xasuuqay Ciidankooda?
  • Allposts
  • Warar

Reer Uganda Maxay Ka Dhaheen Filimka Soo Bandhigay Weerarkii Lagu Xasuuqay Ciidankooda?

June 7, 2023

Sawirro

Sawirro Mujaahidiinta Oo Qarax Ku Dhaawacay Xog-hayaha C/raxmaan Cabdishakuur.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro Mujaahidiinta Oo Qarax Ku Dhaawacay Xog-hayaha C/raxmaan Cabdishakuur.

June 3, 2023
Sawirro: 18 Qof Oo Lagu Dilay Dagaallo Dib Uga Qarxay Khartuum.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: 18 Qof Oo Lagu Dilay Dagaallo Dib Uga Qarxay Khartuum.

June 1, 2023
Daawo Hubkii Iyo Gaadiidkii Ay Mujaahidiintu Ku Qaniimeysteen Weerarkii Masagawaay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Hubkii Iyo Gaadiidkii Ay Mujaahidiintu Ku Qaniimeysteen Weerarkii Masagawaay.

May 31, 2023
Daawo Sawirrada Halaaggii Ku Habsaday Maleeshiyaadkii Ku Sugnaa Masagawaay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Halaaggii Ku Habsaday Maleeshiyaadkii Ku Sugnaa Masagawaay.

May 30, 2023
Daawo Sawirrada Xasuuqii Uganda Ku Qabsaday Buulo-mareer.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xasuuqii Uganda Ku Qabsaday Buulo-mareer.

May 26, 2023
Mujaahidiinta Al-qaacidda Oo Diyaarad Drone Ah Ku Weeraray Sarkaal Sare.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Mujaahidiinta Al-qaacidda Oo Diyaarad Drone Ah Ku Weeraray Sarkaal Sare.

May 25, 2023
Daawo Sawirrada Gaadiid Ciidan Oo Maleeshiyada Gaashaan Looga Gubay Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Gaadiid Ciidan Oo Maleeshiyada Gaashaan Looga Gubay Sh/hoose.

May 11, 2023
Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyaadkii Lagu Dilay Weerarkii Bakool.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyaadkii Lagu Dilay Weerarkii Bakool.

May 10, 2023
Daawo Oo Dhagayso: Wilaayada Baay Oo Billowday Olole Lagula Dagaallamayo Kaneecada.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Oo Dhagayso: Wilaayada Baay Oo Billowday Olole Lagula Dagaallamayo Kaneecada.

May 8, 2023
Daawo Oo Dhagayso: Farxadda Ciidda Iyo Caruurta Agoonta Iyo Degmada Jilib.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Oo Dhagayso: Farxadda Ciidda Iyo Caruurta Agoonta Iyo Degmada Jilib.

April 23, 2023
Daawo Sawirrada Tiyeeglow Iyo Sida Looga Ciiday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Tiyeeglow Iyo Sida Looga Ciiday.

April 22, 2023
Daawo Sawirrada Galhareeri Iyo Sida Looga Ciiday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Galhareeri Iyo Sida Looga Ciiday.

April 22, 2023
Sawirro: Sidee Looga Ciiday Magaalada Ceelbuur Ee Wilaayada Galgaduud?.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Sidee Looga Ciiday Magaalada Ceelbuur Ee Wilaayada Galgaduud?.

April 21, 2023
Daawo Jilib Oo Si Wayn Looga Dabaal-degay Munaasibadda Ciidda.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Jilib Oo Si Wayn Looga Dabaal-degay Munaasibadda Ciidda.

April 21, 2023
Daawo Buq’aqable Iyo Sida Looga Ciiday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Buq’aqable Iyo Sida Looga Ciiday.

April 21, 2023
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalada Kuunyo Barrow Ee WI Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalada Kuunyo Barrow Ee WI Sh/hoose.

April 21, 2023
Copyright © All rights reserved. | MoreNews by AF themes.