Skip to content

Primary Menu
  • Home
  • Warbixinno
  • Dhageysiga
  • Muxaadaro
  • Sawirro
  • Maqal & Muuqaal
  • Home
  • Allposts
  • Faahfaahin Laga Helayo Qarax Ka Dhacay Duleedka Muqdisho.
  • Allposts
  • Warar

Faahfaahin Laga Helayo Qarax Ka Dhacay Duleedka Muqdisho.

January 8, 2018

Wararka laga helayo deegaanka Ceelasha Biyaha ayaa sheegaya in qarax xooggan lala helay maleeshiyaadka dowladda Mareykanku tababartay ee loo yaqaan Alpha Group, ilo wareedyo ayaa sheegaya in ugu yaraan laba gaari oo nuuca Cabdi bilaha loo yaqaan ay ku burburiyeen qaraxa oo dhawaqiisa laga maqlay inta badan deegaannada dhaca duleedyada Muqdisho.

Ilo wareedyo ayaa sheegaya in ku dhawaad 10 askari ay ku dhinteen qaraxa, goobta weerarku ka dhacay oo ah wadada laamiga ayaa xirneed xalay fiidkii illaa iyo saaka aroortii hore.

Mas’uuliyadda qaraxan waxaa sheegatay Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab, maleeshiyaadka Alpha Group ayaa ah calooshood u shaqeystayaal loo carbiyay dhibaateynta shacabka muslimiinta ah waana Maleeshiyo xilliyada saqda dhexe guryaha ugu dhaca dadka ku eedeysan in ay diintooda ku dhegganyihiin.

Qaraxan ayaa kusoo aadaya xilli sidoo kale saacadihii lasoo dhaafay weerar qarax ah oo loo adeegsaday Bamka noocyada gacanta laga tuura lagu weeraray saldhiga degmada Kaaraan ee magaalada Muqdisho waxeyna Bamka ku qarxay gudaha saldhiga taasi oo muujineysa iney jirto khasaara nafeet iyo mid hantiyadeed oo maleeshiyaatka dowlada Ridada lagu gaarsiiyay qaraxaasi.

Continue Reading

Previous: Dhageyso Darsiga 51-aad Ee Sifada Salaada Nabi Muxamed صلى الله عليه وسلم.
Next: Weerar Ka Dhacay Degmada Wajeer Iyo Shabaabul Mujaahidiin Oo Mas’uuliyadda Sheegtay.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -01-09-1444 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -01-09-1444 Hijri.

March 23, 2023
Gaalada Africa Oo Quus Ka Muujiyay Duullaanka Ay Kaga Jiraan Soomaaliya.
  • Allposts
  • Warar

Gaalada Africa Oo Quus Ka Muujiyay Duullaanka Ay Kaga Jiraan Soomaaliya.

March 23, 2023
Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo -30-08-1444-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo -30-08-1444-Hijri.

March 23, 2023

Sawirro

Sawirro: Daawo Xasuuqii Maleeshiyaadka Axmed Madoobe Ku Gaaray Birta Dheer.
  • Allposts
  • Sawirro

Sawirro: Daawo Xasuuqii Maleeshiyaadka Axmed Madoobe Ku Gaaray Birta Dheer.

March 8, 2023
Daawo Sawirrada Weerarkii Lagu Xasuuqay Maleeshiyaadkii Laga Keenay Eritrea.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Weerarkii Lagu Xasuuqay Maleeshiyaadkii Laga Keenay Eritrea.

February 27, 2023
Daawo Sawirrada Weerarkii Cagmarinta Ee Maanta Ka Dhacay Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Sawirrada Weerarkii Cagmarinta Ee Maanta Ka Dhacay Baarsanguuni.

February 16, 2023
Sawirro: Xasuuqii Murtadiinta Loogu Gaystay Weerarkii Sabiid Oo La Baahiyay.
  • Allposts
  • Sawirro

Sawirro: Xasuuqii Murtadiinta Loogu Gaystay Weerarkii Sabiid Oo La Baahiyay.

February 15, 2023
Daawo Sawirrada Dagaalkii Ceelbacad Oo La Baahiyay.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Sawirrada Dagaalkii Ceelbacad Oo La Baahiyay.

February 12, 2023
Sawirro+Warbixin: Qaabkee Magaalada Ceelcadde Looga Dabar jaray Kaneecada?
  • Allposts
  • Sawirro

Sawirro+Warbixin: Qaabkee Magaalada Ceelcadde Looga Dabar jaray Kaneecada?

February 12, 2023
Sawirro; Ciidamo katirsanaa maamulka ‘Jubbaland’ iyo gaari ay wateen oo Jilib lagusoo bandhigay [Sawirro].
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro; Ciidamo katirsanaa maamulka ‘Jubbaland’ iyo gaari ay wateen oo Jilib lagusoo bandhigay [Sawirro].

February 2, 2023
Sawirro: Daawo Ghaniimada Dagaalkii Xawaadley Oo La Faafiyay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Daawo Ghaniimada Dagaalkii Xawaadley Oo La Faafiyay.

January 23, 2023
Daawo Sawirrada Qaybtii Labaad Howlgalkii Galcad Oo La faafiyay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaybtii Labaad Howlgalkii Galcad Oo La faafiyay.

January 21, 2023
Daawo Sawirro Horudhac Ah Oo Laga Baahiyay Duullaankii Galcad.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Oo Laga Baahiyay Duullaankii Galcad.

January 20, 2023
Sawirro: Daawo Sawirrada Dagaalkii Hilowle Gaab Oo La Baahiyay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Daawo Sawirrada Dagaalkii Hilowle Gaab Oo La Baahiyay.

January 9, 2023
Sawirro: Mujaahidiinta Oo Howlgal Amni Xaqiijin Ah Ka Sameeyay Beerxaano.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Howlgal Amni Xaqiijin Ah Ka Sameeyay Beerxaano.

January 2, 2023
Sawirro: Maktabka Diiwaanka Zakada Oo Zako Qaybin Ka Sameeyay Buq’aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Maktabka Diiwaanka Zakada Oo Zako Qaybin Ka Sameeyay Buq’aqable.

December 29, 2022
Sawirro: Daawo Gaari Gaashaaman Oo Xabashida Looga Gubay Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Daawo Gaari Gaashaaman Oo Xabashida Looga Gubay Baay.

December 20, 2022
Jamciyada Al-ixsaan Oo Gurmad Raashiin Ah Gaarsiiyay Deegaanada Hoostaga Beledweyne.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Jamciyada Al-ixsaan Oo Gurmad Raashiin Ah Gaarsiiyay Deegaanada Hoostaga Beledweyne.

December 6, 2022
Sawirro+Warbixin: Xalfaladda Caleemo Saarka Suldaanka Beesha Tunni.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin: Xalfaladda Caleemo Saarka Suldaanka Beesha Tunni.

December 1, 2022
Copyright © All rights reserved. | MoreNews by AF themes.