Skip to content

Primary Menu
  • Home
  • Warbixinno
  • Dhageysiga
  • Muxaadaro
  • Sawirro
  • Maqal & Muuqaal
  • Home
  • Allposts
  • Doon Siday Saraakiil Iyo Askar Ka Tirsan Dowladda Federaalka Oo Ku Degatay Xeebaha Marko.
  • Allposts
  • Warar

Doon Siday Saraakiil Iyo Askar Ka Tirsan Dowladda Federaalka Oo Ku Degatay Xeebaha Marko.

October 21, 2019

Wararka ka imaanaya Magaalada Marka Ee Wilaayada Shabeelada Hoose ayaa xaqiijinaya in doon siday ciidamo, saraakiil iyo hub milliteri oo katirsan dowladda federaalka ay ku degatay badda.

Doontan ayaa kasoo baxday magaalada Muqdisho, waxayna gurmad ciidan u waday askarta dowladda federaalka ee jooga magaalada Marko oo ah xarunta gobolka Shabeellaha hoose.

Saraakiil katirsan ciidamada dowladda federaalka ayaa xaqiijiyay doonta degatay, iyagoo sheegay iney saaranyihiin askar, iyo saraakiil muhiim u ah dowladda federaalka.

Saraakiisha saaran doonta degatay ee aan illaa iyo hadda la ogeyn xaalkeeda waxaa kamid ah taliyaha ciidamada dowladda federaalka ee jooga magaalada Marko ninka oo lagu magacaabo Axmed Cabdi Cali oo ku caan ah Axmed Gaashaan.

Xogo la helayo waxay tibaaxayaan in dhamaan askarta iyo saraakiisha saarnaa doonta aaney aqoon dabaal, taas oo halis gelin karta noloshooda.

Sababta keentay in ciidamada dowladda iyo saraakiishooda ay isticmaalaan badaha ayaa ah iyagoo ka baqaya iney weeraro kala kulmaan ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab, haddii ay isticmaalaan wadooyinka isku xira magaalooyinka ay ka joogaan gobollada Soomaaliya.

Continue Reading

Previous: Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin Oo Dagaal Kula Wareegay Deegaanka Bed-alamo.
Next: Qaraxyo Ka Kala Dhacay Gudaha Iyo Duleedka Magaalada Muqdisho.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -13-03-1445 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -13-03-1445 Hijri.

September 28, 2023
Akhriso Warsaxaafadeedka Camaliyaadkii Dhuusamareeb Lagula Eegtay Gurguurte.
  • Allposts
  • Warar

Akhriso Warsaxaafadeedka Camaliyaadkii Dhuusamareeb Lagula Eegtay Gurguurte.

September 28, 2023
Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo -13-03-1445-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo -13-03-1445-Hijri.

September 28, 2023

Sawirro

Daawo+Dhagayso: Haweenka Jilib Oo Agabyo Muhiim Ah Ku Wareejiyay Mujaahidiinta.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo+Dhagayso: Haweenka Jilib Oo Agabyo Muhiim Ah Ku Wareejiyay Mujaahidiinta.

September 23, 2023
Daawo Sawirro Hor Leh Iyo Maydadka Xabashida Oo Daadsan Duleedka Rabdhuure.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Hor Leh Iyo Maydadka Xabashida Oo Daadsan Duleedka Rabdhuure.

September 21, 2023
Daawo Sawirrada Halaaggii Xabashida Itoobiya Ku Qabsaday Duleedka Rabdhuure.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Halaaggii Xabashida Itoobiya Ku Qabsaday Duleedka Rabdhuure.

September 18, 2023
Daawo Sawirrada Xasuuqii Ciidanka Danab Loogu Gaystay Deegaanka Ceel-lahelay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xasuuqii Ciidanka Danab Loogu Gaystay Deegaanka Ceel-lahelay.

September 16, 2023
Daawo+Dhagayso Haweenka Buqaqable Oo Hadiyado Ku Wareejiyay Mujaahidiinta.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo+Dhagayso Haweenka Buqaqable Oo Hadiyado Ku Wareejiyay Mujaahidiinta.

September 13, 2023
Sawirro+Codad: Diyaaradaha Kenya Oo Dad Rayid Ah Ku Duqeeyay Ceel-cadde Iyo Saakow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Codad: Diyaaradaha Kenya Oo Dad Rayid Ah Ku Duqeeyay Ceel-cadde Iyo Saakow.

September 13, 2023
Daawo Inka Badan 2500 Oo Ku Dhimatay Fatahaad Ku Dhufatay Liibiya.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Inka Badan 2500 Oo Ku Dhimatay Fatahaad Ku Dhufatay Liibiya.

September 12, 2023
Daawo Sawirrada Qaraxii Xildhibaannada Lagu Dilay Ee Ka Dhacay Ceel-garas.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaraxii Xildhibaannada Lagu Dilay Ee Ka Dhacay Ceel-garas.

September 12, 2023
Daawo Sawirrada Weerarkii Cagmarinta Ahaa Ee Awdheegle.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Weerarkii Cagmarinta Ahaa Ee Awdheegle.

September 10, 2023
Daawo Maydadka Maleeshiyaadkii Cagta Lagu Mariyay Nuur-dugle.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Maydadka Maleeshiyaadkii Cagta Lagu Mariyay Nuur-dugle.

September 8, 2023
Daawo Sawiirada Iyo Muuqaalka Xasuuqii Uu Maraykanku Ka Gaystay Ood-weyn.
  • Allposts
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawiirada Iyo Muuqaalka Xasuuqii Uu Maraykanku Ka Gaystay Ood-weyn.

September 7, 2023
Daawo Ciidanka Difaaca Shareecada Ee Murusade Oo Lagu Soo Dhaweeyay Galhareeri.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Ciidanka Difaaca Shareecada Ee Murusade Oo Lagu Soo Dhaweeyay Galhareeri.

September 6, 2023
Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyaadkii Lagu Dilay Weerarkii Daaru-nicma.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyaadkii Lagu Dilay Weerarkii Daaru-nicma.

September 5, 2023
Daawo+Dhagayso: Diyaaradaha Kenya Oo Dad Shacab Ah Ku Duqeeyay Saakow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo+Dhagayso: Diyaaradaha Kenya Oo Dad Shacab Ah Ku Duqeeyay Saakow.

September 4, 2023
Daawo Mujaahidiinta Oo Howlgal Amniga Lagu Sugayo Ka Sameeyay Qoryooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Mujaahidiinta Oo Howlgal Amniga Lagu Sugayo Ka Sameeyay Qoryooley.

September 4, 2023
Daawo Ceeldheer Oo Dib Looga Qotomiyay Raayada Towxiidka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Ceeldheer Oo Dib Looga Qotomiyay Raayada Towxiidka.

August 30, 2023
Copyright © All rights reserved. | MoreNews by AF themes.