Skip to content

Primary Menu
  • Home
  • Warbixinno
  • Dhageysiga
  • Muxaadaro
  • Sawirro
  • Maqal & Muuqaal
  • Home
  • Allposts
  • Dhageyso Sheekh Yuusuf Kabo Ku Dukade Oo Laga Wareystay Dagaaladii Ka Dhacay Duleedka Mahadaay.
  • Allposts
  • Warar

Dhageyso Sheekh Yuusuf Kabo Ku Dukade Oo Laga Wareystay Dagaaladii Ka Dhacay Duleedka Mahadaay.

July 3, 2017

Idaacada Islaamiga ah ee Andalus ayaa baahisay wareysi gaar ah oo ay la yeelatay Waaliga Wilaayada Islaamiga ah ee Shabeelada dhexe Sheekh Yuusuf Sheekh Ciise Kabo Ku Dukade wareysigaasi oo uu kaga hadlay arimo muhiim ah.

Sheekh Yuusuf ayaa faahfaahin ka bixiyay dagaalo maalmihii lasoo dhaafay ka dhacay deegaan dhaca duleedka degmada Mahadaay ee gobalka Shabeelada Dhexe.

Waaliga ayaa xusay in dagaaladaasi oo ay soo qaadeen maleeshiyaatka dowlada Ridada oo ay kaabayaan saraakiil American ah si adag ay uga hortageen ciidamada Mujaahidiinta.

Sheekh Kabo ku dukade waxa uu carabaabay in dagaalkaasi kolanyadii soo duushay looga dilay Labaatanmeeyo loogana dhaawacay Soddonmeeyo,waxa uu intaasi raaciyay in deegaanka dagaaladaasi ay ka dhaceen oo ah deegaanka Cali Fooldheere imika ay si toos ah umaamuleyso Wilaayada Islaamiga ee Shabeelada dhexe.

Halkan Ka Dhageyso Wareysiga Waaliga Sh/dhexe.

Calamada.com

Continue Reading

Previous: Akhriso Ansaaru Shareeca Oo Baahisay Filim Soo Bandhigaya Dagaalada Ay Kaga Jiraan Al-Beydaa.
Next: Gaari Ay La Socdeen Askarta Dowlada Oo Rogmaday.

Related Stories

Dhagayso Barnaamij Gaar Ah Oo Lagu Falanqeeyay Filimka Al-kataa’ib Ee Buulo-mareer.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Dhagayso Barnaamij Gaar Ah Oo Lagu Falanqeeyay Filimka Al-kataa’ib Ee Buulo-mareer.

June 5, 2023
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -16-11-1444 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -16-11-1444 Hijri.

June 5, 2023
Akhriso Xogta Weerar Kamiin Ah Oo Ka Dhacay Duleedka Muqdisho.
  • Allposts
  • Warar

Akhriso Xogta Weerar Kamiin Ah Oo Ka Dhacay Duleedka Muqdisho.

June 5, 2023

Sawirro

Sawirro Mujaahidiinta Oo Qarax Ku Dhaawacay Xog-hayaha C/raxmaan Cabdishakuur.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro Mujaahidiinta Oo Qarax Ku Dhaawacay Xog-hayaha C/raxmaan Cabdishakuur.

June 3, 2023
Sawirro: 18 Qof Oo Lagu Dilay Dagaallo Dib Uga Qarxay Khartuum.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: 18 Qof Oo Lagu Dilay Dagaallo Dib Uga Qarxay Khartuum.

June 1, 2023
Daawo Hubkii Iyo Gaadiidkii Ay Mujaahidiintu Ku Qaniimeysteen Weerarkii Masagawaay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Hubkii Iyo Gaadiidkii Ay Mujaahidiintu Ku Qaniimeysteen Weerarkii Masagawaay.

May 31, 2023
Daawo Sawirrada Halaaggii Ku Habsaday Maleeshiyaadkii Ku Sugnaa Masagawaay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Halaaggii Ku Habsaday Maleeshiyaadkii Ku Sugnaa Masagawaay.

May 30, 2023
Daawo Sawirrada Xasuuqii Uganda Ku Qabsaday Buulo-mareer.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xasuuqii Uganda Ku Qabsaday Buulo-mareer.

May 26, 2023
Mujaahidiinta Al-qaacidda Oo Diyaarad Drone Ah Ku Weeraray Sarkaal Sare.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Mujaahidiinta Al-qaacidda Oo Diyaarad Drone Ah Ku Weeraray Sarkaal Sare.

May 25, 2023
Daawo Sawirrada Gaadiid Ciidan Oo Maleeshiyada Gaashaan Looga Gubay Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Gaadiid Ciidan Oo Maleeshiyada Gaashaan Looga Gubay Sh/hoose.

May 11, 2023
Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyaadkii Lagu Dilay Weerarkii Bakool.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyaadkii Lagu Dilay Weerarkii Bakool.

May 10, 2023
Daawo Oo Dhagayso: Wilaayada Baay Oo Billowday Olole Lagula Dagaallamayo Kaneecada.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Oo Dhagayso: Wilaayada Baay Oo Billowday Olole Lagula Dagaallamayo Kaneecada.

May 8, 2023
Daawo Oo Dhagayso: Farxadda Ciidda Iyo Caruurta Agoonta Iyo Degmada Jilib.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Oo Dhagayso: Farxadda Ciidda Iyo Caruurta Agoonta Iyo Degmada Jilib.

April 23, 2023
Daawo Sawirrada Tiyeeglow Iyo Sida Looga Ciiday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Tiyeeglow Iyo Sida Looga Ciiday.

April 22, 2023
Daawo Sawirrada Galhareeri Iyo Sida Looga Ciiday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Galhareeri Iyo Sida Looga Ciiday.

April 22, 2023
Sawirro: Sidee Looga Ciiday Magaalada Ceelbuur Ee Wilaayada Galgaduud?.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Sidee Looga Ciiday Magaalada Ceelbuur Ee Wilaayada Galgaduud?.

April 21, 2023
Daawo Jilib Oo Si Wayn Looga Dabaal-degay Munaasibadda Ciidda.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Jilib Oo Si Wayn Looga Dabaal-degay Munaasibadda Ciidda.

April 21, 2023
Daawo Buq’aqable Iyo Sida Looga Ciiday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Buq’aqable Iyo Sida Looga Ciiday.

April 21, 2023
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalada Kuunyo Barrow Ee WI Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalada Kuunyo Barrow Ee WI Sh/hoose.

April 21, 2023
Copyright © All rights reserved. | MoreNews by AF themes.