Skip to content

Primary Menu
  • Home
  • Warbixinno
  • Dhageysiga
  • Muxaadaro
  • Sawirro
  • Maqal & Muuqaal
  • Home
  • Allposts
  • Dhageyso: Sheekh Abuu Muscab Oo Faah Faahiyay Weerarkii Iskoola Boliisiyo.
  • Allposts
  • Warar

Dhageyso: Sheekh Abuu Muscab Oo Faah Faahiyay Weerarkii Iskoola Boliisiyo.

December 14, 2017

Taliska ciidanka Xarakada Al Shabaab ayaa Faah Faahin dheeri ah ka bixiyay weerar naf hurnimo oo maanta ka dhacay Xerada Iskoola Boliisiyo ee magaalada Muqdisho.

Sheekh Cabdi Cabdi Caziiz Abuu Muscab oo ah Afhayeenka ciidanka Al Shabaab ayaa wareysi uu siiyay idaacadda Andalus wuxuu uga hadlay khasaaraha ka dhashay weerarkii Iskoola Boliisiyo.

“Saaka aroortii hore halkii la oran jiray iskoola Boliisiyo ee degmada Xamar Jajab  magaalada Muqdisho,waxaa ka dhacday Camaliya istish-haadiya Mubaarakah halkaas waxaa ku sugnaa ciidan Murtadiin ah oo diyaar garoow ka waday,alle mahaddii walaalka mujaahidka ah waxaa u suurtagashay in halkaas uu gaaro oo uu camaliyadda ku fuliyo” ayuu yiri Abuu Muscab.

Al Shabaab waxay sheegtay in dhimashada ka dhalatay weerarka ay gaartay 29 askari halka dhaawacu uu sii caga cageynayo 35 Askari.

Sheekh Abuu Muscab ayaa ciidamada la weeraray ku sheegay kuwa is abaabulayay balse ay iyagu uga hormareen weerarka islamarkaana ay sii wadi doonaan beegsiga ciidamada DF-ka haddii ay ahaan lahaayeen Melleteri iyo Booliska.

Ugu dambeyn Afhayeenka ciidanka Al Shabaab ayaa ugu baaqay maleeshiyaadka Dowladda Federaalka in ay ka Towbadkeenaan la shaqeynta ciidamada AMISOM iyo shisheeyaha kale islamarkaana dadkooda dhinac ka raacaan haddii kale ay weerarada qaraxyada iyo kuwa tooska ah kusii socan doonaan.

Halkan ka degso Wareysiga MP3

Continue Reading

Previous: Xog Dheeraad Ah Oo Laga Helay Camaliyada Istish-haadiyada Muqdisho.
Next: Weerar Askar Lagu Dilay Oo Ka Dhacay Dalka Tuunis.

Related Stories

Qarax Sarkaal Lagu Khaarajiyay Oo Ka Dhacay Duleedka Muqdisho.
  • Allposts
  • Warar

Qarax Sarkaal Lagu Khaarajiyay Oo Ka Dhacay Duleedka Muqdisho.

December 1, 2023
Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Toosinta Ubadka-17-Jumaadul-Awal-1445-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Toosinta Ubadka-17-Jumaadul-Awal-1445-Hijri.

December 1, 2023
Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -17-05-1445 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -17-05-1445 Hijri.

December 1, 2023

Sawirro

Daawo Mujaahidiinta Oo Gurmad Raashin Iyo Dawo Ah Gaarsiiyay Hargaysa Yareey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Mujaahidiinta Oo Gurmad Raashin Iyo Dawo Ah Gaarsiiyay Hargaysa Yareey.

November 28, 2023
Sawirro: Guddiga Maaraynta Fatahaadaha Mujaahidiinta Oo Raashin Qaybin Sameeyay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Guddiga Maaraynta Fatahaadaha Mujaahidiinta Oo Raashin Qaybin Sameeyay.

November 26, 2023
Sawirro: Mujaahidiinta Al-qaacidda Maali Oo Cagta Mariyay Saldhig Millatari.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Mujaahidiinta Al-qaacidda Maali Oo Cagta Mariyay Saldhig Millatari.

November 25, 2023
Daawo Ciidamada Mujaahidiinta Oo Daad-guraynaya Dadka Fatahaaduhu Saameeyeen.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Ciidamada Mujaahidiinta Oo Daad-guraynaya Dadka Fatahaaduhu Saameeyeen.

November 23, 2023
Daawo Sawirrada Kulanka Wacyigelinta Fatahaadaha Oo Lagu Qabtay Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Kulanka Wacyigelinta Fatahaadaha Oo Lagu Qabtay Sh/hoose.

November 22, 2023
Daawo Guddiga Gurmadka Fatahaadaha Mujaahidiinta Oo Daabulaya Boqollaal Qoysas Ah.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Guddiga Gurmadka Fatahaadaha Mujaahidiinta Oo Daabulaya Boqollaal Qoysas Ah.

November 20, 2023
Daawo Dedaallada Mujaahidiinta Iyo Ka Hortagga Fatahaadaha Wabiga Jubba.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Dedaallada Mujaahidiinta Iyo Ka Hortagga Fatahaadaha Wabiga Jubba.

November 17, 2023
Sawirro: Dadka Ka Barakacay Gaza Oo Xaalad Adag Ku Wajahaya Koonfurta Marinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Dadka Ka Barakacay Gaza Oo Xaalad Adag Ku Wajahaya Koonfurta Marinka.

November 16, 2023
Baadari Kenyaan Ah Oo Ku Dhintay Shil Ka Dhacay Koonfurta Kenya.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Baadari Kenyaan Ah Oo Ku Dhintay Shil Ka Dhacay Koonfurta Kenya.

November 13, 2023
Daawo Daadad Xooggan Oo Kusoo Rogmaday Gaalkacyo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Daadad Xooggan Oo Kusoo Rogmaday Gaalkacyo.

November 5, 2023
Daawo Yahuudda Oo Xasuuq Kale Ka Gaysatay Marinka Gaza.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Yahuudda Oo Xasuuq Kale Ka Gaysatay Marinka Gaza.

October 31, 2023
Daawo Sawirrada Dagaalladii Murtadiinta Khasaaraha Culus Lagu Gaarsiiyay Ee Jicibow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dagaalladii Murtadiinta Khasaaraha Culus Lagu Gaarsiiyay Ee Jicibow.

October 26, 2023
7 Qof Oo Ku Dhimatay Shil Ka Dhacay Koonfurta Maraykanka+Sawirro.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

7 Qof Oo Ku Dhimatay Shil Ka Dhacay Koonfurta Maraykanka+Sawirro.

October 24, 2023
Daawo Sawirrada Iyo Muuqaalka Duqaynta Diyaaradaha Maraykanku Ka Gaysteen Bu’aale.
  • Allposts
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Iyo Muuqaalka Duqaynta Diyaaradaha Maraykanku Ka Gaysteen Bu’aale.

October 24, 2023
Sawirro: Dibadbax Lagu Taageerayay Muslimiinta Falastiin Oo Ka Dhacay Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Dibadbax Lagu Taageerayay Muslimiinta Falastiin Oo Ka Dhacay Buq-aqable.

October 22, 2023
Daawo Sawirrada Burburka Xaruntii Murtadiinta Ee Camaliyadda Lagu Beegsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Burburka Xaruntii Murtadiinta Ee Camaliyadda Lagu Beegsaday.

October 21, 2023
Copyright © All rights reserved. | MoreNews by AF themes.