Skip to content

Primary Menu
  • Home
  • Warbixinno
  • Dhageysiga
  • Muxaadaro
  • Sawirro
  • Maqal & Muuqaal
  • Home
  • Allposts
  • Dagaal Culus Oo Ka Dhacay Gobalka Hiiraan.
  • Allposts
  • Warar

Dagaal Culus Oo Ka Dhacay Gobalka Hiiraan.

August 28, 2017

Wararka laga helayo gobalka Hiiraan ee bartamaha dalka Somaliya waxey sheegayaan in habeenkii xalay dagaal culus ka dhacay mid ka mid ah degmooyinka gobalkaasi.

Ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin qeybta ka dagaalanta gobalka Hiiraan waxey dagaal culus ku qaadeen saldhiga iyo difaacyada ciidamada dowlada Ridada Jabuuti ay ka sameysteen degmada Jalalaqsi ee gobalkaasi.

Dagaalkan waxa uu sigaar ah kaga dhacay Beerta Xayawaanka oo saldhig weyn u ah ciidamada Jabuuti taasi oo ku taala xaafadaha dhanka Galbeed ee degmada Jalalaqsi.

Dhawaaqa rasaasta dagaalka waxaa si aad ah looga maqlayay deegaano iyo degmooyin ka fog degmada Jalalaqsi,iyadoona warar hoose ay sheegayaan iney jirto khasaara nafeet iyo mid hantiyadeed oo ciidamada Jabuuti lagu gaarsiiyay dagaalkaasi.

Dagaalkan ka dhacay degmada Jalalaqsi ee gobalka Hiiraan waxa uu imaanayaa xilli sidoo kale habeenkii xalay ciidamada Shabaabul Mujaahidiin dagaal kula wareegeen gacan ku heynta degmada Qoryooley ee gobalka Shabeelada hoose.

Calamada.com

Continue Reading

Previous: Dhageyso Axkaam U Gaar Ah Haweenka Qeybta(7)aad.
Next: Faah Faahin: Weerar Gaadiid Looga Gubay Ciidanka Kenya Oo Ka Dhacay Duleedka Deegaanka Dhamase.

Related Stories

Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Toosinta Ubadka-Jimco-09-Ramadaan-1444-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Toosinta Ubadka-Jimco-09-Ramadaan-1444-Hijri.

March 31, 2023
Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Tartan Aqooneedka Andalus (09).
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Tartan Aqooneedka Andalus (09).

March 31, 2023
Daawo Al-kataa’ib Oo Muuqaal Kasoo Saartay Weerarkii Daaru-nicma.
  • Allposts
  • Maqal & Muuqaal

Daawo Al-kataa’ib Oo Muuqaal Kasoo Saartay Weerarkii Daaru-nicma.

March 31, 2023

Sawirro

Daawo Sawirrada Weerarkii 2-aad Ee Baarsanguuni Oo La Baahiyay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Weerarkii 2-aad Ee Baarsanguuni Oo La Baahiyay.

March 29, 2023
Sawirro: Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirrada Xasuuqii Gorgor Loogu Gaystay Ruunirgood.
  • Allposts
  • Sawirro

Sawirro: Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirrada Xasuuqii Gorgor Loogu Gaystay Ruunirgood.

March 26, 2023
Daawo Sawirrada Xasuuqii Murtadiinta Loogu Gaystay Daaru-nicma.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xasuuqii Murtadiinta Loogu Gaystay Daaru-nicma.

March 26, 2023
Sawirro: Daawo Xasuuqii Maleeshiyaadka Axmed Madoobe Ku Gaaray Birta Dheer.
  • Allposts
  • Sawirro

Sawirro: Daawo Xasuuqii Maleeshiyaadka Axmed Madoobe Ku Gaaray Birta Dheer.

March 8, 2023
Daawo Sawirrada Weerarkii Lagu Xasuuqay Maleeshiyaadkii Laga Keenay Eritrea.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Weerarkii Lagu Xasuuqay Maleeshiyaadkii Laga Keenay Eritrea.

February 27, 2023
Daawo Sawirrada Weerarkii Cagmarinta Ee Maanta Ka Dhacay Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Sawirrada Weerarkii Cagmarinta Ee Maanta Ka Dhacay Baarsanguuni.

February 16, 2023
Sawirro: Xasuuqii Murtadiinta Loogu Gaystay Weerarkii Sabiid Oo La Baahiyay.
  • Allposts
  • Sawirro

Sawirro: Xasuuqii Murtadiinta Loogu Gaystay Weerarkii Sabiid Oo La Baahiyay.

February 15, 2023
Daawo Sawirrada Dagaalkii Ceelbacad Oo La Baahiyay.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Sawirrada Dagaalkii Ceelbacad Oo La Baahiyay.

February 12, 2023
Sawirro+Warbixin: Qaabkee Magaalada Ceelcadde Looga Dabar jaray Kaneecada?
  • Allposts
  • Sawirro

Sawirro+Warbixin: Qaabkee Magaalada Ceelcadde Looga Dabar jaray Kaneecada?

February 12, 2023
Sawirro; Ciidamo katirsanaa maamulka ‘Jubbaland’ iyo gaari ay wateen oo Jilib lagusoo bandhigay [Sawirro].
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro; Ciidamo katirsanaa maamulka ‘Jubbaland’ iyo gaari ay wateen oo Jilib lagusoo bandhigay [Sawirro].

February 2, 2023
Sawirro: Daawo Ghaniimada Dagaalkii Xawaadley Oo La Faafiyay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Daawo Ghaniimada Dagaalkii Xawaadley Oo La Faafiyay.

January 23, 2023
Daawo Sawirrada Qaybtii Labaad Howlgalkii Galcad Oo La faafiyay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaybtii Labaad Howlgalkii Galcad Oo La faafiyay.

January 21, 2023
Daawo Sawirro Horudhac Ah Oo Laga Baahiyay Duullaankii Galcad.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Oo Laga Baahiyay Duullaankii Galcad.

January 20, 2023
Sawirro: Daawo Sawirrada Dagaalkii Hilowle Gaab Oo La Baahiyay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Daawo Sawirrada Dagaalkii Hilowle Gaab Oo La Baahiyay.

January 9, 2023
Sawirro: Mujaahidiinta Oo Howlgal Amni Xaqiijin Ah Ka Sameeyay Beerxaano.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Howlgal Amni Xaqiijin Ah Ka Sameeyay Beerxaano.

January 2, 2023
Sawirro: Maktabka Diiwaanka Zakada Oo Zako Qaybin Ka Sameeyay Buq’aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Maktabka Diiwaanka Zakada Oo Zako Qaybin Ka Sameeyay Buq’aqable.

December 29, 2022
Copyright © All rights reserved. | MoreNews by AF themes.