Skip to content

Primary Menu
  • Home
  • Warbixinno
  • Dhageysiga
  • Muxaadaro
  • Sawirro
  • Maqal & Muuqaal
  • Home
  • Allposts
  • Ciidamo Ka Tirsan Mareykanka Oo Lagu Dilay Bariga Afghanistan.
  • Allposts
  • Warar

Ciidamo Ka Tirsan Mareykanka Oo Lagu Dilay Bariga Afghanistan.

November 18, 2017

Ciidamada Mujaahidiinta Imaarada Islaamiga Afghanistan waxey weerar qorsheysan oo Gaadmo ah ku qaadeen ciidamo ka tirsan kuwa Nasaarada Mareykanka oo ku sugnaay qeybo ka mid ah Bariga dalka Afghanistan.

Weerarkan qorsheysan waxa uu sigaar ah kaga dhacay deegaan hoostaga degmada Jabar-haar oo ah degmo ka tirsan gobalka Nangahaar ee Bariga dalkaasi.

Webseydka Imaarada Islaamiga Afghanistan alemara1.net ayaa baahiyay in weerarkaasi qorsheysan lagu dilay Labo askari oo Ameircan ah Mid kalane lagu dhaawacay oo isla ciidamada Mareykanka ah.

Weerarkan ayaa noqonaya midkii Saddex-aad oo muddo Todobaad ah lala beegsada ciidamada Nasaarada Mareykanka ee ku sugan gudaha dalka Afghanistan,waxaa weeraradan Saddex-da ah lagu dilay inka badan Kow iyo Labaatan askari oo American ah.

Calamada.com

 

Continue Reading

Previous: Dhageyso Darsiga 7-aad Ee Sifada Salaada Nabi Muxamed صلى الله عليه وسلم.
Next: Francisco Madeira Oo Baraawe Ka Sheegay In Magaalooyin Ka Tirsan Somalia Ay Ciidamada AMISOM Isaga Bixi Doonaan.

Related Stories

Qarax Sarkaal Lagu Khaarajiyay Oo Ka Dhacay Duleedka Muqdisho.
  • Allposts
  • Warar

Qarax Sarkaal Lagu Khaarajiyay Oo Ka Dhacay Duleedka Muqdisho.

December 1, 2023
Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Toosinta Ubadka-17-Jumaadul-Awal-1445-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Toosinta Ubadka-17-Jumaadul-Awal-1445-Hijri.

December 1, 2023
Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -17-05-1445 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -17-05-1445 Hijri.

December 1, 2023

Sawirro

Daawo Mujaahidiinta Oo Gurmad Raashin Iyo Dawo Ah Gaarsiiyay Hargaysa Yareey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Mujaahidiinta Oo Gurmad Raashin Iyo Dawo Ah Gaarsiiyay Hargaysa Yareey.

November 28, 2023
Sawirro: Guddiga Maaraynta Fatahaadaha Mujaahidiinta Oo Raashin Qaybin Sameeyay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Guddiga Maaraynta Fatahaadaha Mujaahidiinta Oo Raashin Qaybin Sameeyay.

November 26, 2023
Sawirro: Mujaahidiinta Al-qaacidda Maali Oo Cagta Mariyay Saldhig Millatari.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Mujaahidiinta Al-qaacidda Maali Oo Cagta Mariyay Saldhig Millatari.

November 25, 2023
Daawo Ciidamada Mujaahidiinta Oo Daad-guraynaya Dadka Fatahaaduhu Saameeyeen.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Ciidamada Mujaahidiinta Oo Daad-guraynaya Dadka Fatahaaduhu Saameeyeen.

November 23, 2023
Daawo Sawirrada Kulanka Wacyigelinta Fatahaadaha Oo Lagu Qabtay Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Kulanka Wacyigelinta Fatahaadaha Oo Lagu Qabtay Sh/hoose.

November 22, 2023
Daawo Guddiga Gurmadka Fatahaadaha Mujaahidiinta Oo Daabulaya Boqollaal Qoysas Ah.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Guddiga Gurmadka Fatahaadaha Mujaahidiinta Oo Daabulaya Boqollaal Qoysas Ah.

November 20, 2023
Daawo Dedaallada Mujaahidiinta Iyo Ka Hortagga Fatahaadaha Wabiga Jubba.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Dedaallada Mujaahidiinta Iyo Ka Hortagga Fatahaadaha Wabiga Jubba.

November 17, 2023
Sawirro: Dadka Ka Barakacay Gaza Oo Xaalad Adag Ku Wajahaya Koonfurta Marinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Dadka Ka Barakacay Gaza Oo Xaalad Adag Ku Wajahaya Koonfurta Marinka.

November 16, 2023
Baadari Kenyaan Ah Oo Ku Dhintay Shil Ka Dhacay Koonfurta Kenya.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Baadari Kenyaan Ah Oo Ku Dhintay Shil Ka Dhacay Koonfurta Kenya.

November 13, 2023
Daawo Daadad Xooggan Oo Kusoo Rogmaday Gaalkacyo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Daadad Xooggan Oo Kusoo Rogmaday Gaalkacyo.

November 5, 2023
Daawo Yahuudda Oo Xasuuq Kale Ka Gaysatay Marinka Gaza.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Yahuudda Oo Xasuuq Kale Ka Gaysatay Marinka Gaza.

October 31, 2023
Daawo Sawirrada Dagaalladii Murtadiinta Khasaaraha Culus Lagu Gaarsiiyay Ee Jicibow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dagaalladii Murtadiinta Khasaaraha Culus Lagu Gaarsiiyay Ee Jicibow.

October 26, 2023
7 Qof Oo Ku Dhimatay Shil Ka Dhacay Koonfurta Maraykanka+Sawirro.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

7 Qof Oo Ku Dhimatay Shil Ka Dhacay Koonfurta Maraykanka+Sawirro.

October 24, 2023
Daawo Sawirrada Iyo Muuqaalka Duqaynta Diyaaradaha Maraykanku Ka Gaysteen Bu’aale.
  • Allposts
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Iyo Muuqaalka Duqaynta Diyaaradaha Maraykanku Ka Gaysteen Bu’aale.

October 24, 2023
Sawirro: Dibadbax Lagu Taageerayay Muslimiinta Falastiin Oo Ka Dhacay Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Dibadbax Lagu Taageerayay Muslimiinta Falastiin Oo Ka Dhacay Buq-aqable.

October 22, 2023
Daawo Sawirrada Burburka Xaruntii Murtadiinta Ee Camaliyadda Lagu Beegsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Burburka Xaruntii Murtadiinta Ee Camaliyadda Lagu Beegsaday.

October 21, 2023
Copyright © All rights reserved. | MoreNews by AF themes.