Skip to content

Primary Menu
  • Home
  • Warbixinno
  • Dhageysiga
  • Muxaadaro
  • Sawirro
  • Maqal & Muuqaal
  • Home
  • Allposts
  • Camaliyad Istish-haadiyo Ah Oo Ka Dhacday Konfurta Yemen.
  • Allposts
  • Warar

Camaliyad Istish-haadiyo Ah Oo Ka Dhacday Konfurta Yemen.

July 19, 2017

Wararka ka imaanaya dalka Yemen waxey sheegayaan in saacadihii lasoo dhaafay qeybo ka mid ah Konfurta dalkaasi ay ka dhacday Camaliyad Istish-haadiyo ah taasi oo faahfaahino dheeraad ah ay kasoo baxayaan.

Weerarkan camaliyadda Istish-haadiyada ah waxaa lala beegsaday saldhig maleeshiyaatka calooshood u shaqeystayaasha Yemen ee ay tababartay dowlada daba dhilifka Imaaraatka Carabta kaasi oo ku yaala deegaanka Ceynu baa  Macbad oo ka tirsan gobalka Shabwah.

Wararkii ugu dambeeyay ee Camaliyaddaasi waxey sheegayaan in askar iyo saraakiil fara badan oo ka tirsan daba dhilifka Yemen dhimasho iyo dhaawac ay ku noqdeen camaliyadaasi Naf hur nimada ah.

Weerarkan Istish-haadiga ah waxaa fuliyay Mujaahid lagu magacaabo Maahir Al-cadani oo ka tirsan Katiibada Istish-haadiyiinta Mujaahidiinta Ansaaru Shareecah oo taabacsan Mujaahidiinta Alqaacidah  ee dhulka Jaziiratul Carab.

Camaliyaddan ayaa kusoo aadeysa xilli ciidamada Mujaahidiinta Ansaaru Shareecah ay sii kordhiyeen weerarada ka dhanka ah maleeshiyaatka Xuuthiyiinta,kuwa daba dhilifka Yemen iyo ciidamada dowladaha isbaheysiga ah ee ku duulay dalkaasi.

Halkan Hoose Ka Daawo Sawirka Mujaahidka Fuliyay Camaliyaddaasi.

Calamada.com

Continue Reading

Previous: Gaari Cabdi Bile Ah Oo Lagu Gubay Duleedka Kismaayo.
Next: Akhriso Shabaabul Mujaahidiin Oo Sheegtay Mas,uuliyadda Sarkaal Muqdisho Lagu Dhaawacay.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -30-08-1444-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -30-08-1444-Hijri

March 21, 2023
Shabaabul Mujaahidiin Oo Ku Dhawaaqday In Barri La Dhamaystirayo Shacbaan.
  • Allposts
  • Warar

Shabaabul Mujaahidiin Oo Ku Dhawaaqday In Barri La Dhamaystirayo Shacbaan.

March 21, 2023
Maktabka Qadaha Ee XSHM Oo Baadigoobaya Bilashada Bisha Ramadaan.
  • Allposts
  • Warar

Maktabka Qadaha Ee XSHM Oo Baadigoobaya Bilashada Bisha Ramadaan.

March 21, 2023

Sawirro

Sawirro: Daawo Xasuuqii Maleeshiyaadka Axmed Madoobe Ku Gaaray Birta Dheer.
  • Allposts
  • Sawirro

Sawirro: Daawo Xasuuqii Maleeshiyaadka Axmed Madoobe Ku Gaaray Birta Dheer.

March 8, 2023
Daawo Sawirrada Weerarkii Lagu Xasuuqay Maleeshiyaadkii Laga Keenay Eritrea.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Weerarkii Lagu Xasuuqay Maleeshiyaadkii Laga Keenay Eritrea.

February 27, 2023
Daawo Sawirrada Weerarkii Cagmarinta Ee Maanta Ka Dhacay Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Sawirrada Weerarkii Cagmarinta Ee Maanta Ka Dhacay Baarsanguuni.

February 16, 2023
Sawirro: Xasuuqii Murtadiinta Loogu Gaystay Weerarkii Sabiid Oo La Baahiyay.
  • Allposts
  • Sawirro

Sawirro: Xasuuqii Murtadiinta Loogu Gaystay Weerarkii Sabiid Oo La Baahiyay.

February 15, 2023
Daawo Sawirrada Dagaalkii Ceelbacad Oo La Baahiyay.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Sawirrada Dagaalkii Ceelbacad Oo La Baahiyay.

February 12, 2023
Sawirro+Warbixin: Qaabkee Magaalada Ceelcadde Looga Dabar jaray Kaneecada?
  • Allposts
  • Sawirro

Sawirro+Warbixin: Qaabkee Magaalada Ceelcadde Looga Dabar jaray Kaneecada?

February 12, 2023
Sawirro; Ciidamo katirsanaa maamulka ‘Jubbaland’ iyo gaari ay wateen oo Jilib lagusoo bandhigay [Sawirro].
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro; Ciidamo katirsanaa maamulka ‘Jubbaland’ iyo gaari ay wateen oo Jilib lagusoo bandhigay [Sawirro].

February 2, 2023
Sawirro: Daawo Ghaniimada Dagaalkii Xawaadley Oo La Faafiyay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Daawo Ghaniimada Dagaalkii Xawaadley Oo La Faafiyay.

January 23, 2023
Daawo Sawirrada Qaybtii Labaad Howlgalkii Galcad Oo La faafiyay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaybtii Labaad Howlgalkii Galcad Oo La faafiyay.

January 21, 2023
Daawo Sawirro Horudhac Ah Oo Laga Baahiyay Duullaankii Galcad.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Oo Laga Baahiyay Duullaankii Galcad.

January 20, 2023
Sawirro: Daawo Sawirrada Dagaalkii Hilowle Gaab Oo La Baahiyay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Daawo Sawirrada Dagaalkii Hilowle Gaab Oo La Baahiyay.

January 9, 2023
Sawirro: Mujaahidiinta Oo Howlgal Amni Xaqiijin Ah Ka Sameeyay Beerxaano.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Howlgal Amni Xaqiijin Ah Ka Sameeyay Beerxaano.

January 2, 2023
Sawirro: Maktabka Diiwaanka Zakada Oo Zako Qaybin Ka Sameeyay Buq’aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Maktabka Diiwaanka Zakada Oo Zako Qaybin Ka Sameeyay Buq’aqable.

December 29, 2022
Sawirro: Daawo Gaari Gaashaaman Oo Xabashida Looga Gubay Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Daawo Gaari Gaashaaman Oo Xabashida Looga Gubay Baay.

December 20, 2022
Jamciyada Al-ixsaan Oo Gurmad Raashiin Ah Gaarsiiyay Deegaanada Hoostaga Beledweyne.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Jamciyada Al-ixsaan Oo Gurmad Raashiin Ah Gaarsiiyay Deegaanada Hoostaga Beledweyne.

December 6, 2022
Sawirro+Warbixin: Xalfaladda Caleemo Saarka Suldaanka Beesha Tunni.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin: Xalfaladda Caleemo Saarka Suldaanka Beesha Tunni.

December 1, 2022
Copyright © All rights reserved. | MoreNews by AF themes.