Skip to content

Primary Menu
  • Home
  • Warbixinno
  • Dhageysiga
  • Muxaadaro
  • Sawirro
  • Maqal & Muuqaal
  • Home
  • Allposts
  • Akhriso Hogaanka Guud Mujaahidiinta Al-qaacidah Oo Bogaadiyay Weerarkii Bilidoogle
  • Allposts
  • Warar

Akhriso Hogaanka Guud Mujaahidiinta Al-qaacidah Oo Bogaadiyay Weerarkii Bilidoogle

October 16, 2019

Mu’assasada warbaahineed ee As-Saxaab ayaa baahisay bayaan rasmi ah oo kasoo baxay hogaanka sare ee Al-Qaacida, kaas oo lagu bogaadiyay weerarkii weynaa ee Bellidoogle iyo weeraradii xig xigay ee lagu qaadya Midowga Yurub iyo ciidamada Bankrafta.

Hoos ka akhri bayaanka oo ku tarjuman luuqadda Soomaaliga.

“Inkastoo soo duulayaasha saliibiga ee reergalbeedka ay dadaal xoogan ku bixiyeen qarinta kaalintooda gurracan ee Soomaaliya, laakiin hadana Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa dadaal midkaas ka badan gelisay soo bandhigida dowrkooda daahsoon iyadoo dhabarka u saarineysa khasaare baaxadleh iyo guuldarooyin isdaba joog ah, midkii u dambeyeyna ma ahayn mana ahaan doono duullaankii weynaa ee lagu qaaday saldhigga ugu weyn ee ciidamada Mareykanka ay ku leeyihiin Soomaaliya iyo markii ugu dambeysay oo tobanaan ka mid ah ciidamada Mareykanka loo celiyo eheladooda si iyagoo naxashyadooda ku jira uga qeybgalaan baroordiiqa xasuuqii October ee sanadkii 1993, kolkaas oo meydadkooda lagu jiid-jiiday wadooyinka Muqdishada dulmi-diidka ah, waxaana tirada meydadka askarta Mareykanka ee xilligaas lagu jiid-jiiday wadooyinka Muqdisho ahaayeen isla tirada halyeeyadii Muslimiinta ee fuliyey duullaankii 11-kii sept.

Waa duullaan kusoo beegmay iyadoo la xusayo duullaan kale, iyo dharbaaxooyin kadaba yimid mid hore. inkastoo hadda dhacdooyinkaas laga joogo muddo sanado ah, hadana Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab kalama soocin dhiigga saliibiga madow iyo midka cad, waxayna halkooda ka sii wadeen siina wadi doonaan masiirada Muqdishada dulmi-diidka ah looga daabulayo Naxashyada loo dhoofinayo Americada badowga ah ee aan ilaa hadda fahmin micnaha fariimahan kaga imaanaya halyeeyada Jihaadka ee Soomaaliya muddo ka badan 20 sano oo hadda laga joogo markii ay duullaanka saliibiga ah ku qaadeen Soomaaliya, sidoo kalena aanan garowsan khasaaraha baaxada leh ee naf iyo maalba isugu jira ee ay ka soo gaaray dhulka Ardul Hijrateyn.

Halaagga weyn ee maalma ka hor Yahuudda iyo saliibiyiinta ku qabsaday xerada Balidoogle ee wilaayada Sh/hoose ee dhacda koonfurta Soomaaliya, waa midkii ugu darnaa ee ay la kulmaan marka laga hadlayo taariikhda gumeystaha saliibiga  cusub ee Soomaaliya, halkaas oo ay ku hoobteen tobanaan ka mid ah ciidamada Mareykanka iyo kuwa Yahuudda, iyadoo ay intaas sii dheertahay gaadiidka, dabaabaadka iyo diyaaradaha laga burburiyey, waxaana hubkooda iyo gantaaladooda ay noqdeen kuwo howlgab ah oo difaaci waayey dhiigga askartooda saliibiyiinta ah.

Inagoo ka ambaqaadeyno camaliyadan guuleysatay ee dhiiranaanta ka muuqato , iyo duullaanadii barbar socday ee lagu beegsaday kolonyadii midowga Yurub iyo kuwii maleeshiyaatka Bancruft ee murtadiinta ah, waxaan u mahadcelineynaa Allaah cazza wajla, sidoo kalena waxaan sallaan, garab istaag iyo dhiiragelin hawada u soo marineynaa walaalaheena Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab, waxaan sidoo kale Allaah ka baryeynaa inuu walaalaheena Inqimaasiyiinta iyo istish-haadiyiinta ka aqbalo camalkan weyn ee ay qabteen, una naxariisto oo u dambi dhaafo kana abaalmariyo nafta iyo dhiigga ay u hureen Jihaadkan Muqaddaska ah, sidoo kale waxaan leenahay Allaah kheyr haku abaalmariyo cid waliba oo ka qeyb qaadatay fulinta howlgaladan barakeysan.

Waxaan soo duulayaasha saliibiga ah cod dheer ku leenahay: waa tan fariinteena oo ka cad biyo qulqulaya, waxaadna ogaataan in aadan gabaad ka heli doonin dhulalka Muslimiinta, mana ogolaan doono inaad ciqaab la’aan isaga dhex gudubtaan. dhiiga Muslim weliba oo aad daadiseena waxaa aargud u noqon doona dhiigiina, weeraradan iyo dharbaaxooyinkan idinku dhacayna waa mirihii qaraaraa ee aad nagu dhadhansiiseen Soomaaliya, Qudus, Filistiin, Afghanistan, Sham, Ciraaq iyo dhulalka kale ee Islaamka, maanta waan tan isla iyadii oo aan idinku soo celinay iyadoo sideedii ah, ha eedeynina halyeeyada Soomaaliya ee difaacaya ehelkooda iyo Umadooda ee waxaad eedeysaan naftiina, waa idinka kuwa kiciyey dabka xamlada saliibiga ah markii hore ee bal dhadhamiya holaceeda, horjoogayaasha saliibka iyo xabashida qurunka ah iyo Xukuumada ridada ee Soomaaliya iyo dhamaan diimaha kufriga ee isku soo baheystay dadkeena Soomaaliyeed ha ogaadaan in awoodda xaqqa aysan hor istaagi karin xeyndaabyada kufriga, dhufeysyada iyo dhagxaantuna wey ka liitaan guri caara-caaro marka loo fiiriyo halyeeyada Islaamka.

Mujaahidiinta baarriyaasha ah, Maraykanku wuxuu maanta ku noolyahay kala qeybsanaan uu dareemi karo qof kasta oo isha ku haya arimahooda gaarka ah, kala qeybsanaantaasna waxay gaartay halkoodii ugu sarreysay ee laga hagayay Siyaasadda, arinkaas kuma imaan illa dadaalka weyn iyo dhiiga daahirka ah ee ay bixiyeen rag kamid ah Umadiina mooye, iyadoo ay intaas oo idil jiraanna waxay Saliibiyiinta iyo Sahyuuniyadda kusoo laabteen markale Jaziiratul Carab, iyo dhulkii Nabi Muxamad Sallaahu caleyhi Wasallam, anaguna waxaan ku leenahay Trump iyo ciidankiisa, haddii libaaxyada Jaziiradda Nabi Muxammad Sallaahu caleyhi wasallam dhibaatooyinkii aad kala soo kulanteen Vitnam, ay idin ku illowsiiyeen weeraradii Newyork, Washignton, iyo dagaalladii Ciraaq iyo Afqaanistaan, waxaad illoobi doontaan Allaah idinkii dhibtii aad kala kulanteen 11 septembar iyo dagaalladii xigay, dagaalka soo socda ee aad la geli doontaan wiilasha Jaziiratul Carab ayaa ka darnaan doona kana xanuun badan, xikamadana waxaa kamid ah inaan walaalaheena u dardaarano iney isku diyaariyaan qaadida Raayada iyo sii wadista masiirada lagu dhiig bixinayo, laguna beegsanayo halbowlayaasha Awoodaha Sahyuu Saliibiga.

Wiilashiii Jaziiradda Carabtow, qaata libaaska Sabarka, Ribaadka iyo la sabartanka, hoos guntina ka dhigta caziimo iyo inaad kua dhabar adeegtaan inaad naftiina u hurtaan diinta Allaah, indhihiinana ku haya Masaajida Al-Aqsaa iyo Xarameynka, oo ogaada iney tahay qadiyadiina ugu horeysa, waxaana haboon inaynaan ka daalin inaan u sheegno jilasheena, waana inaanan illoobin inaan mar weliba ugu cel celino umadeena, aan sii wadno inagoo gacmaha is heysana howlgallada “ Qudus lama Yahuudiyeynayo” iyo “ka saara Mushrikiinta Jaziiratul Carab” anagoo adeegsanayna tallaabooyin sugan iyo howl joogta ah, illaa dhulka Filastiin, Xarameynka iyo guud ahaan dhulalka Muslimiinta laga xureynayo Yahuuda gumeysi doonka ah, iyo soo duuliyaasha Saliibiiyiinta ah.

Aan wadno dagaalka wacyiga, inagoo Umadda siineyna talooyin , dhawaaq dheer oo kicinaya shucuurta umadda ee ku aadan Muqadasaatkeedana kula hadleyna. Aan kicino raganimada iyo xamaasadda ku jirta umadda, si ay Saliibiyiinta, Sahaayinada iyo Murtadiinta inala dhashey ugu qaado xamlo dhab ah oo hadafkeedu yahay sara yeelida kalimadda Allaah.

Ogaada inaad u bixineysaan dhiigiina iyo madaxyadiina si ay u noqdaan bulkeetiyada ugu horeeyo ee lagu duminayo nidaamka caalamiga ee cusub oo is heysta, ee ka istaaga la dagaalanka Saliibiyiinta, Sahaaynida, iyo kuwa la jira, mowqifka ay istaagaan halyeeyada, dhismo iyo dhul camirid ma jirto illaa uu dagaalku joogsado.

Ku diiwaan geliya duulaannadiina barakeysan maalmo dhalaalaya oo ay waariso Taariikhda Muslimiinta, haddii ay idin ka tira iyo xoolo badanyihiina, noqda kuwa ka sabar iyo sugnaan badan, ahaadana kuwa joogteeya Jihaadkooda, illaa Umadiina ay ka aragto iftiinka ka xuroobida Kufriga iyo Dhuqyaanka, Jiilashiina soo socdana Allaah idinkii ay ku noolaadaan harka Islaamka iyo Iimaanka, arinkaasna Allaah kuma cusla. Wal xamduillaahi Rabbil Caalamiin.” ayaa lagu soo khatimay bayaanka kasoo baxay Al-Qaacida ee lagu bogaadiyay weerarkii weynaa ee Bellidoogle.

Halkan Hoose Ka Akhriso Bayaanka Oo Carabi Ah.

Continue Reading

Previous: Qarax Ka Dhacay Gaalkacyo Iyo Shabaabul Mujaahidiin Oo Mas’uuliyadda Sheegtay.
Next: Sarkaal Iyo Askar Lagu Dilay Magaalada Muqdisho.

Related Stories

Akhriso Warsaxaafadeedka Camaliyaadkii Dhuusamareeb Lagula Eegtay Gurguurte.
  • Allposts
  • Warar

Akhriso Warsaxaafadeedka Camaliyaadkii Dhuusamareeb Lagula Eegtay Gurguurte.

September 28, 2023
Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo -13-03-1445-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo -13-03-1445-Hijri.

September 28, 2023
Mujaahidiinta Oo Camaliyaad Istish-haadi Ah Ka Fuliyay Dhuusamareeb.
  • Allposts
  • Warar

Mujaahidiinta Oo Camaliyaad Istish-haadi Ah Ka Fuliyay Dhuusamareeb.

September 28, 2023

Sawirro

Daawo+Dhagayso: Haweenka Jilib Oo Agabyo Muhiim Ah Ku Wareejiyay Mujaahidiinta.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo+Dhagayso: Haweenka Jilib Oo Agabyo Muhiim Ah Ku Wareejiyay Mujaahidiinta.

September 23, 2023
Daawo Sawirro Hor Leh Iyo Maydadka Xabashida Oo Daadsan Duleedka Rabdhuure.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Hor Leh Iyo Maydadka Xabashida Oo Daadsan Duleedka Rabdhuure.

September 21, 2023
Daawo Sawirrada Halaaggii Xabashida Itoobiya Ku Qabsaday Duleedka Rabdhuure.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Halaaggii Xabashida Itoobiya Ku Qabsaday Duleedka Rabdhuure.

September 18, 2023
Daawo Sawirrada Xasuuqii Ciidanka Danab Loogu Gaystay Deegaanka Ceel-lahelay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xasuuqii Ciidanka Danab Loogu Gaystay Deegaanka Ceel-lahelay.

September 16, 2023
Daawo+Dhagayso Haweenka Buqaqable Oo Hadiyado Ku Wareejiyay Mujaahidiinta.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo+Dhagayso Haweenka Buqaqable Oo Hadiyado Ku Wareejiyay Mujaahidiinta.

September 13, 2023
Sawirro+Codad: Diyaaradaha Kenya Oo Dad Rayid Ah Ku Duqeeyay Ceel-cadde Iyo Saakow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Codad: Diyaaradaha Kenya Oo Dad Rayid Ah Ku Duqeeyay Ceel-cadde Iyo Saakow.

September 13, 2023
Daawo Inka Badan 2500 Oo Ku Dhimatay Fatahaad Ku Dhufatay Liibiya.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Inka Badan 2500 Oo Ku Dhimatay Fatahaad Ku Dhufatay Liibiya.

September 12, 2023
Daawo Sawirrada Qaraxii Xildhibaannada Lagu Dilay Ee Ka Dhacay Ceel-garas.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaraxii Xildhibaannada Lagu Dilay Ee Ka Dhacay Ceel-garas.

September 12, 2023
Daawo Sawirrada Weerarkii Cagmarinta Ahaa Ee Awdheegle.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Weerarkii Cagmarinta Ahaa Ee Awdheegle.

September 10, 2023
Daawo Maydadka Maleeshiyaadkii Cagta Lagu Mariyay Nuur-dugle.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Maydadka Maleeshiyaadkii Cagta Lagu Mariyay Nuur-dugle.

September 8, 2023
Daawo Sawiirada Iyo Muuqaalka Xasuuqii Uu Maraykanku Ka Gaystay Ood-weyn.
  • Allposts
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawiirada Iyo Muuqaalka Xasuuqii Uu Maraykanku Ka Gaystay Ood-weyn.

September 7, 2023
Daawo Ciidanka Difaaca Shareecada Ee Murusade Oo Lagu Soo Dhaweeyay Galhareeri.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Ciidanka Difaaca Shareecada Ee Murusade Oo Lagu Soo Dhaweeyay Galhareeri.

September 6, 2023
Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyaadkii Lagu Dilay Weerarkii Daaru-nicma.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyaadkii Lagu Dilay Weerarkii Daaru-nicma.

September 5, 2023
Daawo+Dhagayso: Diyaaradaha Kenya Oo Dad Shacab Ah Ku Duqeeyay Saakow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo+Dhagayso: Diyaaradaha Kenya Oo Dad Shacab Ah Ku Duqeeyay Saakow.

September 4, 2023
Daawo Mujaahidiinta Oo Howlgal Amniga Lagu Sugayo Ka Sameeyay Qoryooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Mujaahidiinta Oo Howlgal Amniga Lagu Sugayo Ka Sameeyay Qoryooley.

September 4, 2023
Daawo Ceeldheer Oo Dib Looga Qotomiyay Raayada Towxiidka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Ceeldheer Oo Dib Looga Qotomiyay Raayada Towxiidka.

August 30, 2023
Copyright © All rights reserved. | MoreNews by AF themes.